Talbiya Travel Hajj & Umrah Services

Call Directions

Talbiya Travel Hajj & Umrah Services Riyadaada Cumrada iyo Xajka ha noqoto mid rumoowda. Style

Ka faa’idayso xidhmooyin heer sare ah oo dhamaystiran, kuwaas oo ay ku jiraan hudheello raaxo leh oo ku dhow Xaramka, duulimaadyo, fiisooyin, iyo hagayaal aqoon leh oo kugu wehelinaya safarkaaga cibadada

🕌 JUMUCA MUBAARAK 🤲Alle ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada, hana inagu gallado naxariistiisa iyo barakadiisa.Jumco wan...
25/09/2026

🕌 JUMUCA MUBAARAK 🤲
Alle ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada, hana inagu gallado naxariistiisa iyo barakadiisa.
Jumco wanaagsan dhammaantiin. 🌿💚
🕋 Talbiyah Hajj & Umrah Services
📞 063 4419450 | 063 4055353 | 063 4243818

🕋 Talbiyah Hajj & Umrah Services 🤲✈️Safarro Cumro ah ayaa kuu diyaar ah October, November, December & January.💰 Qiimaha:...
20/09/2026

🕋 Talbiyah Hajj & Umrah Services 🤲✈️
Safarro Cumro ah ayaa kuu diyaar ah October, November, December & January.
💰 Qiimaha: $1,050
📋 Diiwaangelintu way socotaa — booskaaga hadda xaqiiji.
📞 063 4419450 | 063 4055353 | 063 4243818
📲 WhatsApp: +966 55 903 0258 | +966 54 434 1405

🕋 QABASHADA DOCUMENTS-KA XAJKA 2027/1448HTalbiyah Hajj & Umrah Services waxay kuu fududaynaysaa diyaarinta safarkaaga Xa...
15/09/2026

🕋 QABASHADA DOCUMENTS-KA XAJKA 2027/1448H

Talbiyah Hajj & Umrah Services waxay kuu fududaynaysaa diyaarinta safarkaaga Xajka, iyadoo ku siinaysa adeeg iyo hagitaan dhamaystiran laga bilaabo diyaarinta dukumentiyada ilaa safarka.

Shuruudaha: Baasaboor + 2 sawir oo rasmi ah.
Lacagta h**e (Deposit): $2,500.
Waxaa harsan 6 qof oo keliya.

Haddii aad qorshaynayso Xajka sanadkan, h**e usoo gaadh oo booskaaga xaqiiji.

📞 063 4419450 | 063 4055353 | 063 4243818

24/06/2026

🕋 Maalinta Caashuuraa waa maalin barako badan oo xambaarsan fadli iyo ajar weyn.

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta maalintan khayrka badan, hana inoo aqbalo camalkeenna suuban.

📞 Wixii adeegyada Xajka & Cumrada ah kala xidhiidh
Talbiyah Travel: 063 4419450 | 063 4055353 | 063 4243818

🕋✨ FURSAD CUSUB OO CUMRO AH ✨🕋Talbiyah Hajj & Umrah Services شركة التلبية لخدمات الحج والعمرةSafar lagu kalsoon yahay ay...
02/06/2026

🕋✨ FURSAD CUSUB OO CUMRO AH ✨🕋

Talbiyah Hajj & Umrah Services
شركة التلبية لخدمات الحج والعمرة

Safar lagu kalsoon yahay ayaan kuu diyaarinnay 🌙✈️

📅 June 6 – July 7
📍 Muxaram & Safar Packages

🕋 UMRAH PACKAGE – $1300 PER PERSON
Ka faa’iidayso adeegyada Cumrada oo dhamaystiran.

Adeegyadayada waxaa ka mid ah:

✅ Tigidhada Duulimaadka
✅ Visa Cumro
✅ Hoteello Tayo Leh
✅ Gaadiid Raaxo Leh
✅ Adeeg 24/7 ah

📲 Hadda is diiwaan geli oo ka faa’iidayso boosaska xaddidan!
WhatsApp: 📞 63 3336315

“Allah ha idiin fududeeyo safar cibaado iyo barako leh.” 🤲

02/06/2026

🕋✨ FURSAD CUSUB OO CUMRO AH ✨🕋
شركة التلبية لخدمات الحج والعمرة
Talbiyah Hajj & Umrah Services
Safar barako leh oo lagu kalsoon yahay ayaan kuu diyaarinnay 🌙✈️

📅 June 6 – July 7
📍 Muxaram & Safar Packages

🕋 UMRAH PACKAGE – $1300 PER PERSON
Ka faa’iidayso adeegyada Cumrada oo dhamaystiran:
Adeegyadayada waxaa ka mid ah:

✅ Tigidhada Duulimaadka
✅ Visa Cumro
✅ Hoteello Tayo Leh
✅ Gaadiid Raaxo Leh
✅ Adeeg 24/7 ah

📲 Hadda is diiwaan geli oo ka faa’iidayso boosaska xaddidan!
WhatsApp: 📞 063 3336315

“Allah ha idiin fududeeyo safar cibaado iyo barako leh.” 🤲

Address

Hargeisa Road Number 1
Hargeysa

Telephone

+252634406285

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talbiya Travel Hajj & Umrah Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category