17/08/2026
waxaan si farxad leh idinkugu bishaarraynaynaa inaan dhowaan idinsookordhin doonto Route (Waddo) cusub, Insha'Allah, si aan idiinku fududayno safarradiina iyo isku xidhka magaaloyinka.
Markasta waxaan ku dadaalnaa inaan idiin qabanno shaqo hufan, raaxo leh, iyo adeeg qiimo meel dhexe ah leh.
Faahfaahinta Radda Cusub: Waxaan rajeyninaa in dhowaan si rasmi ah loo shaaciyo!
Ku xidhnow waamo travel Agency
0618299992/0614299992