Tawakal Travel & General Service

Tawakal Travel & General Service Kalsooni, Degdeg &

Tawakal Travel & General Service
Waxaan kuu fududeyneynaa safaradaada dibadda 🌍
βœ… Visa dalal kala duwan
πŸ•‹ Haj & Cumro adeeg dhammeystiran
πŸ“¦ Cargo degdeg ah oo ammaan ah
Nala soo xiriir maanta si aad u gaarto himiladaada safar!

27/03/2026

Hambalyo Guul Weyn πŸŽ‰πŸ†

Si kal iyo laab ah ayaan ugu hambalyeynaynaa kooxda sharafka leh ee matalaysa Tawakal Travel & General Service, kuwaas oo ku guuleystay tartanka kubadda cagta Salaxa Xaafadda Guulwade – Ramadan Cup πŸŒ™βš½οΈ

Guushan ma aha mid sahlan; waa mid ka dhalatay dadaal joogto ah, karti, adkaysi iyo iskaashi dhab ah oo ay muujiyeen ciyaartoyda iyo dhammaan bahda kooxda. Waxaad noqoteen iftiin iyo tusaale qurux badan oo dhiirrigelin u ah dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale πŸ‘βœ¨

Guulihiinnu ha sii socdaan, himiladiinnuna ha sii sarreyso. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo ay ka buuxaan guulo ka waaweyn tan maanta πŸ’ͺπŸ”₯

Mar kale, hambalyo guushan taariikhiga ah! πŸ₯‡

Ciid Mubaarak πŸŒ™βœ¨Shirkadda Tawakal Travel & General Service waxay dhammaan macaamiisheeda, saaxiibadeeda iyo guud ahaan u...
19/03/2026

Ciid Mubaarak πŸŒ™βœ¨

Shirkadda Tawakal Travel & General Service waxay dhammaan macaamiisheeda, saaxiibadeeda iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda.

Ilaahay ha inaga aqbalo acmaashii suubanaa, hana inagu gaarsiiyo farxad, nabad iyo barwaaqo sanadka soo socda.

Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan – mar walba waxaan u taaganahay adeeg hufan oo aad ku kalsoonaan kartaan.

Ciid Wanaagsan! πŸŽ‰

03/03/2026

🚨πŸ”₯ WAA GUUL TAARIIKHI AH! πŸ”₯🚨
πŸ’šπŸ€ Tawakal waa libaaxyadii maanta! πŸ’ͺ⚽️
Kooxda TAWAKAL TRAVEL ayaa cashar u dhigtay kooxda WESCO ciyaartii galabta ka dhacday Salaxa Guuuwade ee tartanka Ramadan Cup! πŸ†
Ciyaar qurux badan, dadaal aan kala joogsi lahayn, iyo midnimo dhab ah ayaa lagu xaqiijiyay guushan weyn! πŸ‘πŸ”₯
Taageerayaalow, sacabka hala tumo! πŸ₯³πŸ™Œ
Tawakal ma joogto… waa socotaa! πŸš€πŸ’š
πŸ”₯

Ogeysiis Muhiim ahSababo la xiriira xaaladda amni ee ka jirta Bariga Dhexe, shirkadda Ethiopian Airlines waxay joojisay ...
28/02/2026

Ogeysiis Muhiim ah

Sababo la xiriira xaaladda amni ee ka jirta Bariga Dhexe, shirkadda Ethiopian Airlines waxay joojisay qaar ka mid ah duulimaadyadeeda ku wajahan ama ka imanaya gobolkaas. Ilaa hadda, duulimaadyada ku socda ama ka imanaya. Amman, Tel Aviv, Dammam, iyo Beirut waa la hakiyay.

28/02/2026

🌟 FAJR AIRLINE – XASUUSIN MUHIIM AH 🌟
Axaddan ha moogaanin duulimaadkeenna:
πŸ“ Muqdisho ✈️ Kismaayo ✈️ Muqdisho
Ku duul si ammaan ah, raaxo leh, oo qiimo jaban!
Waxaan kuu haynaa adeeg heer sare ah iyo jadwal la isku halayn karo.
🎟️ Qiimuhu waa MACQUUL
⏰ Waqtigu waa la dhowraa
πŸ’Ό Adeeggu waa tayo sare
Booskaaga hadda xaji!
FAJR AIRLINE – Duulimaad Kalsooni Leh.

27/02/2026

Daallo Airline

Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ©
27/02/2026

Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ©

Gudoomiyaha Shirkadda Tawakal Travel & General Service, Mudane Farhan Noor Qorane ayaa si diirran ugu hambalyeeyay maare...
26/02/2026

Gudoomiyaha Shirkadda Tawakal Travel & General Service, Mudane Farhan Noor Qorane ayaa si diirran ugu hambalyeeyay maareeyaha cusub ee Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport, Mudane Abdirahman Hirsi munaasabadda magacaabistiisa xilka cusub.

Guddoomiyuhu wuxuu u rajeeyay maareeyaha cusub guul, horumar iyo inuu si hufan u guto waajibaadka shaqo ee loo igmaday, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo adeegyada garoonka iyo tayada howlaha uu u hayo bulshada iyo dalka guud ahaan.

Waxa uu sidoo kale ballan qaaday in shirkaddu ay sii wadi doonto wada-shaqeynta dhow ee kala dhaxaysa garoonka si loo hormariyo adeegyada safarka iyo gaadiidka hawada.

26/02/2026

✈️ STAR AIRLINE ✈️
πŸ›« Kismaayo ➜ Dhobley

πŸ“… Isniin kasta
πŸ’΅ Kaliya $90 Dollar!

⚑ Duulimaad toos ah
⚑ Qiimo jaban
⚑ Adeeg lagu kalsoonaan karo

🌟 Star Airline – Isku xidhka Kismaayo & Dhobley!

Booskaaga hadda qabso!

✈️ KAALAY NALA SAFARKHAMIIS! βœˆοΈπŸ“ Mogadishu – Kismayo – MogadishuπŸ’° Qiimo Raqiis ah!La duul Daallo Airlines – Duulimaad ra...
25/02/2026

✈️ KAALAY NALA SAFARKHAMIIS! ✈️

πŸ“ Mogadishu – Kismayo – Mogadishu
πŸ’° Qiimo Raqiis ah!

La duul Daallo Airlines – Duulimaad raaxo leh, adeeg heer sare ah, iyo badbaado la hubo!

🌍 Safar degdeg ah
πŸ›« Jadwal la isku halayn karo
πŸ’Ί Raaxo iyo adeeg macaan

Ha seegin fursaddaada!
Khamiista nala safar oo ku gaadh halkii aad u socotay si nabad iyo degdeg leh.

Daallo Airlines – Kalsooni iyo Tayo Hawada Sare! ✨

✈️ Qiimo Dhimis 40% ah – Fursad Gaar ah!Shirkadda Star Airline waxay kuu haysaa QIIMO DHIMIS 40% ah safarka:πŸ“ Kismaayo –...
25/02/2026

✈️ Qiimo Dhimis 40% ah – Fursad Gaar ah!

Shirkadda Star Airline waxay kuu haysaa QIIMO DHIMIS 40% ah safarka:

πŸ“ Kismaayo – Dhoobley – Kismaayo

πŸ—“ Ka faa’iidayso dalabkan gaarka ah hadda!

🏒 Xafiiska: Kismayo
πŸ“ž Tell: 0616888878 / 0617558086 / 0615939209

Ha moogaan fursaddan qiimaha jaban – la xiriir xafiiska maanta oo qorshee safarkaaga! ✈️

Address

Suuqa Dahablaha
Kismayo

Telephone

+252616888878

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawakal Travel & General Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tawakal Travel & General Service:

Share

Category