Dirie Travel & Cargo

Dirie Travel & Cargo “Duulimaad raaxo leh & Daabulid dammaanad leh ku dooro” Dirie Travel and cargo. Tell:+252616233054✈️🛫

17/10/2026
22/08/2026

Muqdisho, Caasimadda Ummadda Soomaaliyeed, waxay martigelin doontaa habeen mug iyo maamuus leh, habeen astaan gaar ah leh, habeen aan ku maamuusi doonno nafta ugu qaalisan nolosheenna: “naf-nafteeda u hurtay naf kale”.

Waa habeenka bandhigga buugga Abaal Hooyo, dhigane xambaarsan qisooyin dhab ah iyo dhacdooyin aan h**e loo warin, kuna qotoma halyeeyadda nolosha, tiirka jiritaanka iyo muraayadda jacaylka bini’aadamka: Hooyo Macaan.

Maxaa ka dambeeya curinta dhiganahan? Maxay tahay ilinta qalbiga ee qalinka loo beddelay?




Ramadaan Kariim 🌙✨Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo salaadda, hana naga dhigo kuwo is cafiya oo is caawiya. Bishaan Bara...
18/02/2026

Ramadaan Kariim 🌙✨

Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo salaadda, hana naga dhigo kuwo is cafiya oo is caawiya. Bishaan Barakada badan aan ka faaiideysano kheyrka Eebo Wayne dhex-dhigay, waana fursad wayn oo Eebo Wayne nagu mannaystay.



14/01/2026
Dal iyo dibad ha moogaan Dirie Travel & Cargo
13/01/2026

Dal iyo dibad ha moogaan Dirie Travel & Cargo

Dal iyo Dibad ha moogaan Dirie Travel & Cargo
13/01/2026

Dal iyo Dibad ha moogaan Dirie Travel & Cargo

DIRIE TRAVEL & CARGO waxey Hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ku guuleystay garsoora...
20/11/2025

DIRIE TRAVEL & CARGO waxey Hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo ku guuleystay garsooraha ugu wanaagsan heer Afrika ee sannadka 2025.

Guushan waxa ay muujinaysaa firfircoonida iyo hal-aburka dhallinyarada Soomaaliyeed iyo sida ay u soo hoyn karaan guulo waaweyn, haddii la siiyo fursado ku habboon iyo garab istaag muuqdda.

OMAR ABDULQAADIR ARTAN 🇸🇴⚽️ BEST REFEREE IN AFRICA 🌍✅

Dirie Travel & Cargo

DHACDO: Degmada Wanlaweyn Gobalka Shabeelada Hoose Ayaa Waxaa lagu Gubey Nin Dhimirka La' Waxaana loo gubey Aano Qabiil ...
08/11/2025

DHACDO: Degmada Wanlaweyn Gobalka Shabeelada Hoose Ayaa Waxaa lagu Gubey Nin Dhimirka La' Waxaana loo gubey Aano Qabiil Darteed.😥

Xadiis Qudsi ah

يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَّمْتُ الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي، وَجَعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا فَلَا تَظَالَمُوا
(رواه مسلم):

Eebbe Wayne wuxuu yiri:

Addoomahaygiyow! Dulmi ayaan naftayda ka reebay, waxaana idinka dhigay mid reeban idinkana dhexdiinna, ha is-dulminina.

Sidee baan naxariis Eebo ku heleynaa haddii dhexdeena aan sidaan isku galeyno??

Jimco Wanaagsan Dhammaantiin Fadliga maalinkaan kheyrka badan Eebo Wayne nagama qadiyo🤲 aan ka faaiideysanno.👉Hana mooga...
07/11/2025

Jimco Wanaagsan Dhammaantiin Fadliga maalinkaan kheyrka badan Eebo Wayne nagama qadiyo🤲 aan ka faaiideysanno.

👉Hana moogaanina in safarkiina uu sahlan-yahay oo shirkadda Dirie ay tahay goobta ugu haboon oo aad ka duuli lahayd✈️🛫

اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد❤️

صلى الله عليه وسلم❤️

Nagu soobiir Saaxiib
Dirie Travel & Cargo

Address

Muqdisho
Kismayo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dirie Travel & Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category