06/08/2026
Waxa uu Maamulka Shirkada Awed Travel agency Hajj and Cumrah halkan uga hambalyaynayaa Kooxda kubadda cagta ee ZaxanZaxo Fc oo ku guulaysatay tartanka Heerka koobaad ee Degmadda WidhWidh Kaas oo ay maal galisay Shirkada Awed travel agency.
Waxaa kale oo si gaara ugu mahad celinayaa Guddigii sida quruxda badan u maamulaysay koobka Degmadda iyo kooxihii soo bandhigay kubadda quruxda badan ee ay ku dheehnayd Akhlaaqda.
Awed travel agency waxa uu mar kasta u taaganyahay Horumarinta Deegaanka iyo Dhalinyarada.