Sagal Travel Agrent And Gargo


Sagal Travel Agrent And Gargo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from
Sagal Travel Agrent And Gargo, Travel Agency, Laascaanood.

Sagal Travel agecy and vissa Waa agecy Caalimiya oo Mudo 20 sano ka badan kusoo jiray Howlaha Airlineska Wuxuu bixiyaa adeegyada Ticketyada Local iyo international Visayasha iyo waliba qaadida alaabaha gudaha dalka cargo✈️ β™₯️

Shirkada Sagal Air  Agency oo ah shirakadaha ku caan baxey safarada gudaha iyo debeda ayaa kuu fududeneysa  Duulimaadyo ...
08/03/2025

Shirkada Sagal Air Agency oo ah shirakadaha ku caan baxey safarada gudaha iyo debeda ayaa kuu fududeneysa Duulimaadyo Todobaadle ah ee Muqdisho iyo Laascaanood ee Caasimada SSC-Khaatumo .

Safaradan ayaa ah Laascaanood to Muqdisho maalin Walba oo Axad ah..

Sagal Travel waxaad ka heli kartaan.

1.Tigidhada Gudaha wadanka
2.Tigidhada wadanka debediisa.
3.Visooyinka sida kenya ,Masar, xajj iyo cumrada.
4.Cargo,alaabooyinka loo kala qaado wadanka gudihiisa iyadoo ka heli doontid qiimayaal ku qanciya iyo shaqaale u taba baran adeegayadan.

Kala soo xiriir lambaradan .

0634990698

Shirkada Sagal  Travel & Logistics  ayaa kuu fududeyneysq Safarada Tooska ah ee Laascaanood iyo Muqdisho si Todobaadka a...
03/03/2025

Shirkada Sagal Travel & Logistics ayaa kuu fududeyneysq Safarada Tooska ah ee Laascaanood iyo Muqdisho si Todobaadka ah .

Shirkada oo xafiis ku leh magaalada lasanod,SSC-Khaatumo ayaa Fududeysey in safarada dalka dibadiisa iyo gudahaba :

Sagal Travel waxaad ka heli kartaan:

1.Tigidhada Gudaha wadanka
2.Tigidhada wadanka debediisa.
3.Visooyinka sida kenya ,Tansania, Saudi Arabia xajj iyo cumrada.
4.Cargo,alaabooyinka loo kala qaado wadanka gudihiisa.

Kala Xidhiidh :
0634990698

29/01/2025

Shirkada Gasal Travel Agency ayaa fududeysey Safarada Tooska ah ee Laascaanood iyo Muqdisho si Todobaadka ah .
Shirkada oo Bilo ka hor xafiis ka furtay magaalada lasanod,SSC-Khaatumo ayaa maanta mar kale Fududeysey in duulimaad toos ah ay soo gaadhsiiso Laascaanood.

Gasal Travel waxaad ka heli kartaan:

1.Tigidhada Gudaha wadanka
2.Tigidhada wadanka debediisa.
3.Visooyinka sida kenya ,Masar, xajj iyo cumrada.
4.Cargo,alaabooyinka loo kala qaado wadanka gudihiisa.
iyadoo ka heli doontid qiimayaal ku qanciya iyo shaqaale u taba baran adeegayada.
Kala soo xiriir lambaradan .
090-4138528.
090-7086971.
063-4990698

29/01/2025

Dhahammaan *Travel Agent-ka* sharafta badan ee ku xiran shirkadda *SAGAL AIRLINE*
waxaan xasuusinaynaa in aan leenahay duulimaadka Maalinka

*AXADA AH 2-feb-2025*

*Muqdisho-Laascanod-Muqdisho*

System ka wu furanyahy Waadna kajaran kartaan

Mahadsanidin

*Wixi Faah faahin ah laxirir*
*0907086971* - *0613333589*
*0633574392* - *0633091423

*SAGAL AIRLINE*  waxaan xasuusinaynaa in aan leenahay duulimaadka Maalinka*AXADA AH 12-JAN-2025**Muqdisho-Laascanod-Muqd...
08/01/2025

*SAGAL AIRLINE*
waxaan xasuusinaynaa in aan leenahay duulimaadka Maalinka

*AXADA AH 12-JAN-2025*

*Muqdisho-Laascanod-Muqdisho*

Mahadsanidin

*Wixi Faah faahin ah laxirir*
*0907086971* - *0613333589*
*0633574392* - 0633091423

Gegeda Diyaaradaha ee Laascaanood waxaa ka soo degey maanta Safarkii Todobaadlaha ahaa ee Axad walba ay Fududeyn jirtey ...
05/01/2025

Gegeda Diyaaradaha ee Laascaanood waxaa ka soo degey maanta Safarkii Todobaadlaha ahaa ee Axad walba ay Fududeyn jirtey shirkada SAGAL Air Travel .

Safarkan sidoo kale waxaa dib u raacay Diyaarada Rakaab iyo Cargo kala duwan kuwaa ko ku wajahan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Shirkada Sagal Air Travel Agency ayaa u fududeysey bulshada Caasimada SSC-Khaatumo inay helaan Safaro Joogto ah oo ay si fudud ugu tagaan Muqdisho ugana soo noqdaan Laascaanood .

Dhahammaan *Travel Agent-ka* sharafta badan ee ku xiran shirkadda *SAGAL AIRLINE*  waxaan xasuusinaynaa in aan leenahay ...
04/01/2025

Dhahammaan *Travel Agent-ka* sharafta badan ee ku xiran shirkadda *SAGAL AIRLINE*
waxaan xasuusinaynaa in aan leenahay duulimaadka Maalinka

*AXADA AH 5-JAN-2025*

*Muqdisho-Laascanod-Muqdisho*

System ka wu furanyahy Waadna kajaran kartaan

Mahadsanidin

*Wixi Faah faahin ah laxirir*
*0907086971* - *0613333589*
*0633574392* - *0633091423*

*SAGAL TRAVEL  AGENCY**VISA KENYA πŸ‡°πŸ‡ͺ   $80 3-4dys**VISA KENYA πŸ‡°πŸ‡ͺ PASS INTERTIONAL   $49**VISA UGANDA πŸ‡ΊπŸ‡¬  $125 5DYS**VISA...
01/01/2025

*SAGAL TRAVEL AGENCY*

*VISA KENYA πŸ‡°πŸ‡ͺ $80 3-4dys*
*VISA KENYA πŸ‡°πŸ‡ͺ PASS INTERTIONAL $49*
*VISA UGANDA πŸ‡ΊπŸ‡¬ $125 5DYS*
*VISA UGANDAπŸ‡ΊπŸ‡¬ $70 2WEEKS*
*VISA MASAR πŸ‡ͺπŸ‡¬ $200 2 WEEKS*
*VISA TANZANIA πŸ‡ΉπŸ‡Ώ $270 10 Days

31/12/2024
Welcome πŸ™
31/12/2024

Welcome πŸ™

Address

Laascaanood

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagal Travel Agrent And Gargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category