01/08/2025
Hormuudka safarada soomaaliya, Allauun Travel Agency waxaa marwalba ka go'an in ay macaamiisheeda usoo bandhigto fursado ay kusoo gudan karaan cumrada, bishaan agoosto waxaan idin heynaa afar group oo kala bixi doona:
✅ 05 AUG ✅ 12 AUG ✅ 19 AUG ✅ 26 AUG 2025
Ha moogaan fursad qiimaha badan oo hadda nasoo gaar
📍Nagu soo booqo: Laami yaraha Zoobe
📞 Nala soo xiriir: +252 613 334 424