Horn Africa Travel

Horn Africa Travel well come to open hands

Ciid Mubarak Dhamaan ummada islaamka ah waxaanu leenahay Farxad iyo Nabad ku Ciida
01/05/2022

Ciid Mubarak

Dhamaan ummada islaamka ah waxaanu leenahay Farxad iyo Nabad ku Ciida

HORN AFRICA TARAVEL .OGAYSIIS........... OGAYSIIS……………OGAYSIISShirkada Horn Africa Travel waxay ugu bushaaraynaysaa dadw...
22/05/2021

HORN AFRICA TARAVEL .

OGAYSIIS........... OGAYSIIS……………OGAYSIIS

Shirkada Horn Africa Travel waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaladda Muqdishu iyo nawaaxigeeda in Billaha (May iyo June) ay jirto Arday Kooban oo Ay Jaamacadaha Turkey-gu Qaadanayaan,Ardayga waxaa laga rabaa oo kaliya (Shahaado iyo Transcript, Pasaport Somali, Warqad cafimaad iyo warqadda danbi la,aanta) anagoo kuu fudaydaynay helida (Visa ha Turkey ga).

Hadaba wixii faah faahin dheraad ah Nagala soo xidhiidh Numberkan Hoos ku Qoran...

Tel:+252-616202333-//-+252-617054004-// + 252 619884004

Tour packages ay ku diraysisay Horn Africa Travel waa barnaamijka ku dalxiis dalkaaga hooyo....isla marka la furo dulima...
12/04/2020

Tour packages ay ku diraysisay Horn Africa Travel waa barnaamijka ku dalxiis dalkaaga hooyo....isla marka la furo dulimaadyada dalka gudihiisabaha waa diyaar

09/03/2019

Dhaaman bulshada ku dhaqan Konfurta iyo Badhtamaha Somalia waxa lagu war galinayaa in ay shirkada Horn Africa Travel ku fududeyn doonto Dalku galka dalal ka soo socda..

1. Fiisaha Cafimaad ka Hindiya ( Indian Medical Visa 30 maalmood goobta lagu keeni doono)
2. Fiisaha Sudan ( Visitor Visa 3 Maalmood gudahood)
3. Fiisaha isu taga imaaraadka ( UAE VISA 24 Saacadood gudahoo )

Qiimaha iyo shaqaduba waaa mid ku raali galin doonta

FG: FIISAHA EMIRATES PASSPORT SOMALI GU KUMA JIRO EE WAA DADKA WATA PASSPORT KA ( DJIBOUTI, ETHIOPIAN , KENYAN, ETC )

WAXAAD KALA XIDHIIDHI KARTAA 0619884004, 858863, 0615055663, 0616121011
OR
EMAIL: [email protected]

14/01/2018

SHIRKADDA HORN AFRICA TRAVEL

Waxay ku diyaarisay visa-yaasha Sudan iyo Masar oo qiimo ku raaligalinaya ah iyo wakhti kooban. Wixii faahfaahin kala xidhiidh 0619884004

Macmiil ku xidhnow HORN AFRICA TRAVEL Si aad u hesho Adeeg hufan.
10/11/2017

Macmiil ku xidhnow HORN AFRICA TRAVEL Si aad u hesho Adeeg hufan.

Dhamaan Macaamiisha Sharafta leh. Waxay shirkadda HORN AFRICA TRAVEL uga bishaaraynaysaa inaad ticket-yo Qiimo jaban iyo...
10/11/2017

Dhamaan Macaamiisha Sharafta leh. Waxay shirkadda HORN AFRICA TRAVEL uga bishaaraynaysaa inaad ticket-yo Qiimo jaban iyo Adeeg ku raaligalin doona

Address

Mogadish

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

00252619884004

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Africa Travel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horn Africa Travel:

Share

Category