20/06/2025
Marki ay timaado caqabadaha haysto dadka qaar dhanka luqada English ka waa in " Ay fahmi karaan, Aqrin karaan, Qori karaaan" balse hadalku uu dhibayo, Xalka kaliyee kuu banaana waa in aad heshaa practice si joogta ah.
Hadaba waxaan kuu diyaar shay IB ADAM ENGLISH PRACTICING SYSTEM balse kaliya waxaad kuso biiri kartaa hadii aad buuxisid shuruudaha ku xusan sawirka hoose, igala soo xariir WhatsApp ka numberka hoose
+252618021830 ama +254795902992 Thanks
F.G: Waxaa lagaa qaadi doonaa test lagu ogaanaayo in shuruudaha aad kasoo bixi karto