01/05/2022
𝗖 𝗜 𝗜 𝗗 𝗪 𝗔 𝗡 𝗔 𝗔 𝗚 𝗦 𝗔 𝗡 🎉
Waxaan Ugu Hambalyeyneynaa Dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Farxadda Munaasabadda Ciida. Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan