Swift Media

Swift Media Page rasmiga

05/12/2025

Cilmibaaris la sameeyay ayaa lagu eediyay wasiirka waxbarashada Soomaaliya Farah Sheekh Cabdiqadir inuu siyaasadeeyay waxbarashada, kana dhigay meel uu asaga si shaqsi ah ugu tagrifalo. Sidoo kale, waxaa lagu eediyay maamul xumo, wax is dabamarin, iibinta dhulkii Jaamacadda Ummadda, iyo arrimo kale.

Warbixinta oo lagu faafiyay mac-hadka East Africa Institute.

Cilmibaaristan ayaa ku soo aadday xilli ay jirto dhaliilo
Xoog leh oo ka imanaya bahda waxbarashada!
——————————————-

The Political Calculus Behind Minister Farah Sh. Abdulkadir’s Education Agenda: Personal Branding Over Educational Reform.

Despite overseeing the nation’s most strategic social development portfolio, the current administration
of the Ministry of Education, Culture, and Higher Education has exhibited a clear pattern of prioritizing
political positioning over genuine systemic reform. The Ministry’s direction has been driven more by
personal branding than by institutional needs, resulting in stalled progress and weakened sectoral
foundation.

The appointment of Farah Sheikh Abdulkadir to this Ministry was widely perceived as a calculated political
maneuver rather than a reform-driven decision.

Evidence suggests that the minister’s primary objective was not to address systemic issues within the education sector but to leverage the education portfolio as aplatform to elevate his public profile and political capital, with the aim of transitioning to the Ministry of Constitutional Affairs.
Securing such a post would have allowed him to claim credit for finalizing
Somalia’s constitutional reform—an achievement with significant historical Importance.

From the outset, the Minister adopted an approach rooted in narrative-building rather than institutional
strengthening.

Promises, ambitious statements, and highly publicized agendas were frequently announced without adequate operational planning, technical frameworks, or the implementation capacity required for their realization.

Operationalizing this approach, media communication became a central tool strategically employed to manufacture narratives of progress and shape public perception.

These were not merely policy oversights; they reflected a deliberate political strategy aimed at cultivating public approval, with transitional hidden agenda, while shifting accountability for non-delivery to his successors.

Within this design, according to multiple individuals within the minister’s close professional
circle, future ministers would inherit the burden of unrealistic expectations and incomplete initiatives,
positioning the current leadership as one of “vision without opportunity,” rather than one defined by
limited ex*****on.

Although referenced in private discussions and not formally documented, accounts
from long-standing associates reinforce the view that this strategy was consciously crafted – aligned with
his anticipated ministerial transition plan, which, however, remained unrealized – to cement his image
and be remembered as the most ambitious leader to have presided over the ministry.

Ahmed Abdihadi,

Soomaaliya ayaa diiday dalabka Itoobiya ee in Ciidamadeeda ka mid noqdaan Howlgalka cusub ee AUSSOM ee maanta Golaha Amm...
27/12/2024

Soomaaliya ayaa diiday dalabka Itoobiya ee in Ciidamadeeda ka mid noqdaan Howlgalka cusub ee AUSSOM ee maanta Golaha Ammaanka meelmariyeen inuu billaawdo 1 bisha Janaayo ee 2025.

Wasiirkii h**e ee maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa xafiiska madaxweynaha Somaliland looga maga...
26/12/2024

Wasiirkii h**e ee maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa xafiiska madaxweynaha Somaliland looga magacaabay La-taliyaha sare ee madaxweynaha ee arrimaha horumarinta dhaqaalaha.

26/12/2024

Xaalka soomaalida!!!

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhoofay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, kadib socdaal laba maal...
26/12/2024

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhoofay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, kadib socdaal laba maalmood qaadatay, waxaana garoonka ka sagootiyey madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea.
Wasiirka Warfaafinta dalkaasi ayaa sheegay in labada hoggaamiye kulankoodii ahaa mid miradhal ah oo la isla qaatay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay qeyb muhiim ah ka tahay xasilloonida guud ee Geeska Afrika, Dooxada Nile-ka, Badda Cas iyo Khaliijka Carabta.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea ayaa kulan ...
26/12/2024

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay dhiggiisa dalkaasi Isaias Afwerki.

Kulanka oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ayaa waxaa looga hadlay sii xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah.

Xasan iyo Afwerki ayaa hoosta ka xariiqay in sugidda iyo dammaanad qaadka xasilloonida Soomaaliya uu laf-dhabar u yahay guud ahaan gobolka Geeska Afrika.

Labada hogaamiye ayaa sidoo kale waxay si qoto dheer uga wada-hadleen ajendayaasha muhiimka ah, sida arrinta badda, gaar ahaan heshiiskii ay Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay haatan wal-wal ka muujineyso xuukumadda Asmara.

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo madasha ka hadlay ayaa xusay sida ay lagama maarmaanka u tahay in gobolka uu iska saaro fara-gelinta dibadda, "Haddii ay dhacdo, waxaa muhiim ah in gobolku uu wax ka qabto oo uu xaliyo caqabadaha u gaarka ah," ayuu yiri Afwerki.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-sha...
22/12/2024

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa Mudane Dahir Shire Maxamed, loogu magacaabay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa isku beddalay Wasiirradii Wasaaradaha, Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka iyo Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

Marwo Khadiijo Al-maqsuumi, ayaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Xaquuqul Insaanka, halka Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ( Bashiir Goobbe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

Sidoo kale, waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu wareegtadiisa ku magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha, Mudane Cismaan Axmed Macoow.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay Shirka Guddoonka ...
21/12/2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay Shirka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Duqa Muqdisho ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, iyagoona ka warbixiyay shaqooyinka iyo howlaha ka socda Xafiisyada, Caqabadaha iyo horumarada laga gaaray dhinacyada Maaliyadda, Amniga, Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Howlaha Guud.

Guddoomiye Amiir ayaa kula dar-daarmay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir sidii loo dar-dargelin lahaa qorshayaasha lagu horumarinaayo Caasimadda iyo in Bulshada Gobolka Banaadir la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod sidii ay usoo dooran lahaayeen hogaankooda.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Arrimaha Dibidda ...
19/12/2024

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Arrimaha Dibidda Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania,Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka.

Madaxweynaha ayaa Wasiirka ka guddoomay dhambaal iyo salaan uu ka siday, Madaxweynaha dalka Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan, isaga oo wafdiga la wadaagay ahmiyadda ay Soomaaliya u leedahay xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga labada dowladood, gaar ahaan heshiisyadii dhowrka ahaa ee ay labada dal maanta ku kala saxiixdeen magaalada Muqdisho.

Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdiga dowladda Tanzania, waxaa ka qayb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjiraha Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo mas’uuliyiin sare oo ka socday labada dhinac.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-g...
19/12/2024

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-gaduud kusoo dhaweeyey wafdi uu Hoggaaminayo Raisul Wasaraaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre

Wafdiga Raisul Wasaaraha ayaa ka koobnaa Wasiiro heer Federaal ah iyo Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wafdiga Raisul Wasaaraha ayaa u yimid ka qeybgalka sanad-guurada 6-aad ee Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), oo ku beegan 19-ka Diseembar.

19/12/2024

New somalia

Address

Mogadishu
0000

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 05:59
Thursday 06:00 - 23:59

Telephone

+252618100799

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Swift Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Swift Media:

Share