Waaxda Dalxiiska Gobalka Banaadir

Waaxda Dalxiiska Gobalka Banaadir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Waaxda Dalxiiska Gobalka Banaadir, Tourist Information Center, Mogadisho.

Muqdisho, 4 February 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dh...
04/02/2025

Muqdisho, 4 February 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay Beerta Ummadda ee Gobolka Banaadir, oo qeyb ka ah qorshaha horumarinta Caasimadda Muqdisho.

Duqa Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in mashruucaan uu yahay mid loogu tala-galay helitaanka goobo nasiino iyo dalxiis oo bulshada ka wada dhaxeeya, taasi oo ardeyda, dalxiisayaasha iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada fursad u siineysa in ay isugu yimaadaan.

Mashruucaan ayaa laga hirgelinaya Degmada Waaberi gaar ahaan meel aan ka fogeyn Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyadoona Munaasabadda dhagax dhigga uu goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Waaberi Mudane Maxamed Sayid Cali, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

17/12/2024

Isbedel muuqda & Horumar wayn oo ka jira Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiiro katirsa...
29/06/2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiiro katirsan XFS, Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyed, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka iyo qaar kamid Guddoomiyaasha degmooyinka Gobolka ayaa maanta Deegaanka Daarau Salaama maalintii labaad ee Ciida Adxaa kula ciideystay kumanaan Shacab ah oo ka kala yimid Degmooyinka Muqdisho.

Mas’uuliyiintan ayaa dadweynihii ay ku booqdeen Deegaanka Daaru-Salaama ugu hambalyeeyay munaasabada Ciidul Adxaa islamarkaana u rajeeyay in sanadkan sanadkiisa xiga uu ILaahey nagu gaarsiiyo Nabad, Barwaaqo, Caafimaad iyo Midnimo.

Ku Dalxiis dalkaaga Hooyo
29/06/2023

Ku Dalxiis dalkaaga Hooyo

Muqdisho 🙏🙏🙏❤️
08/06/2023

Muqdisho 🙏🙏🙏❤️

Muqdisho oo nuurkeeda baxaayo Maasha Allah.
14/05/2023

Muqdisho oo nuurkeeda baxaayo Maasha Allah.

Wasiir Hon Khadija Mohamed Diriye & Madax ka tirsan Dowladda Somaliya oo ku Dalxiisaya Degmada Dayniile.Maasha Allah, Al...
11/05/2023

Wasiir Hon Khadija Mohamed Diriye & Madax ka tirsan Dowladda Somaliya oo ku Dalxiisaya Degmada Dayniile.

Maasha Allah, Allaha noo siyaadiyo Amniga Caasimada oo Ciidamadeena har & habeen u taagan yihiin.

Xog’hayyaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa xarunta Degmada Heliwaa kaga qeyb galay k...
03/05/2023

Xog’hayyaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa xarunta Degmada Heliwaa kaga qeyb galay kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen qaar kamid Guddoomiyaasha Degmooyinka, Guddoomiyaha ururka Dhallinyarada Gobolka iyo qaar kamid dhallinyaraada Caasimadda.

Ujedka kulankan ayaa ahaa mid lagu muujinayay horumarinta isdhaxgalka bulshada iyo xasiloonida Caasimadda, iyada oo goobta lagu soo bandhigay suugaan kala duwan oo ka turjumeysa muhiimada ay lee dahay Dal-jaceylka iyo ilaalinta hidaha iyo dhaqankeena suuban ee Soomalida.

Xog’hayyaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa tilmaamay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf dhabar u yihiin horumarka dalka iyo dhismaha Dowladnimada.

Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Somaliyed, gaar ahaan Reer Muqdisho.Ku Dalxiisa DhulkiinaNabad ku Ciida Insha Allah.
20/04/2023

Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Somaliyed, gaar ahaan Reer Muqdisho.

Ku Dalxiisa Dhulkiina
Nabad ku Ciida Insha Allah.

Muqdisho oo dhalaaleysa allow Quruxda & Amniga u siyaadi.
07/04/2023

Muqdisho oo dhalaaleysa allow Quruxda & Amniga u siyaadi.

Isgoyska TaleexMuqdisho.
30/03/2023

Isgoyska Taleex
Muqdisho.

Muqdisho oo iftiimeysa Allow u siyaadi Quruxda & Nabadda Magaalada.
25/03/2023

Muqdisho oo iftiimeysa Allow u siyaadi Quruxda & Nabadda Magaalada.

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaxda Dalxiiska Gobalka Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share