26/05/2026
Wacyi Travel Agency waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan macaamiisheennii nagu kalsoonaaday intii u dhexeysay 2023 ilaa 2026. Taageeradiinna, kalsoonidiinna iyo doorashadiinna ayaa noo ahayd dhiirrigelin weyn.
Waxaan idin rajaynaynaa Ciid farxad leh, caafimaad, barwaaqo iyo guulo waara.
Ciidul Adxa Mubaarak!
๐ WhatsApp: +252 617 645 064
Wacyi Travel Agency
โKalsoonida macaamiishu waa guusheenna.โ