Tafaal Travel Agency

Tafaal Travel Agency viza turki cafimaad , dalxiis, arday . Tafaal Travel Agency

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال Eid Sa'id dhamaaan muslimiinta caalamka gaar ahan Umada Somaliyeed.
20/04/2023

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
Eid Sa'id dhamaaan muslimiinta caalamka gaar ahan Umada Somaliyeed.

Bisha Ramadan owgeed waxaynu sameynay qiima dhimis 40%, Visa ha Ardaynimo ee wadan ka Turkeyga.Ka faa'ideysi wacan.
02/04/2023

Bisha Ramadan owgeed waxaynu sameynay qiima dhimis 40%, Visa ha Ardaynimo ee wadan ka Turkeyga.

Ka faa'ideysi wacan.

Ramadan Mubarak!
22/03/2023

Ramadan Mubarak!

Mudo yar ku hel dalkugalka (visa) Dalka Turkey 🇹🇷.
19/03/2023

Mudo yar ku hel dalkugalka (visa) Dalka Turkey 🇹🇷.

24hr, ku hel dal ku galka Kenya. ka faa'ideysi wacan
18/03/2023

24hr, ku hel dal ku galka Kenya. ka faa'ideysi wacan

Ticket raqiis ah dal iyo dibad ka hel Tafaal Travel Agency
18/03/2023

Ticket raqiis ah dal iyo dibad ka hel Tafaal Travel Agency

Maalmo gaaban ku hel dal kugalka Kenya ( Kenya Visa)
04/03/2023

Maalmo gaaban ku hel dal kugalka Kenya ( Kenya Visa)

ma u baahan tahay Visa Serbia. Tafaal Travel Agency waxay kuu fududeyn in si dag dag ah u hesho dalkugalka Serbia
22/10/2022

ma u baahan tahay Visa Serbia. Tafaal Travel Agency waxay kuu fududeyn in si dag dag ah u hesho dalkugalka Serbia

Mudo gaaban ku hel Dalkugalka Kenya Tafaal Travel Agency
16/10/2022

Mudo gaaban ku hel Dalkugalka Kenya Tafaal Travel Agency

Hambalyo.Xulka qaranka ee dhalinyarada ka yar 17sana jir ayaa taariikh cajiib ah ka sameeyay iyaga oo ku guuleestay koob...
15/10/2022

Hambalyo.

Xulka qaranka ee dhalinyarada ka yar 17sana jir ayaa taariikh cajiib ah ka sameeyay iyaga oo ku guuleestay koobka CECAFA

Xulka qarankeenna Soomaaliya ayaa u soo gudbay Final-ka Isreebreebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.Hambalyo Hamb...
12/10/2022

Xulka qarankeenna Soomaaliya ayaa u soo gudbay Final-ka Isreebreebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Guul baaan idiin rajeyneenaa xulka 17 jira soomaliyed

Hambalyo 12 October maalinta Calanka Soomaaliyeed.Guud ahaan shacabka soomaliyeed meel kasta oo ay Dunida ka joogaan, wa...
12/10/2022

Hambalyo 12 October maalinta Calanka Soomaaliyeed.

Guud ahaan shacabka soomaliyeed meel kasta oo ay Dunida ka joogaan, waxaan ugu hambalyeeyneenaa munaasabadda weyn ee maalinta Calanka ee 12 October 1954.

Address

Wadada Sayidka Kasoo Horjeedka Hotel Dayax
Mogadishu
256

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:45
Tuesday 08:00 - 17:45
Wednesday 08:00 - 17:45
Thursday 05:45 - 17:45
Saturday 08:00 - 17:45
Sunday 08:00 - 17:45

Telephone

+2526154861863

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tafaal Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tafaal Travel Agency:

Share

Category