20/03/2026
Wanaag travel and logistics waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii wanaagsanaa 
Ha inooga dhigo sanadkan mid nabad, barwaaqo iyo horumar leh.
 Waxaan idiin rajaynaynaa safarro farxad leh, dalxiis qurux badan iyo waayo-aragnimo cusub!
Ciid Mubaarak dhammaantiin!