Tieglow Travel And Cargo Agency

Tieglow  Travel  And  Cargo Agency Waxaan kuu heynaa, viisooyin & tikidyo gudaha dalka & dibadda!๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœˆ

Fadlan inala booqoโœˆ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Safar-salaamoโœˆ๐Ÿ‘โ—
20/05/2025

Safar-salaamoโœˆ๐Ÿ‘โ—

15/07/2024

Ku soo dhowow viisooyin & tikidyo qiimo Jaban dhamaan, dalalka kuu muuqdaโœˆ

Fadlan inagala soo xiriir-: 0618583226/0616430854๐Ÿคณ
Main Office-: Mogadishu-somalia!.
Tieglow Travel And Cargo Agency

09/04/2024

Gudoomiyaha ururka isku xirka dhalinta Ceelhawey Youth Network(CYN),

Mudane-: Dr. Mohamed Dek Isack Adam oo hambalyo ku aadan munaasabada Ciida u direy dhamaan ummada muslimiinta ah gaar'ahaan ummada soomaaliyeed, ayaa yiri sidan-: ๐Ÿ‘‡

"Ciid๐Ÿ”™ Mubaarak!

Waxaan farxadda munaasabadda ciida la wadaageyaa dhamaan ummada muslimiinta ah meel walboo joogan, gaar'ahaan ummada soomaaliyeed!

Waxaan allah(s.w.) ka baryayeyaa in uu inaga aqballo, acamaashii wanaagsaneyd ee bisha ramadaan๐Ÿคฒ

Dabcan sidoo kale waxaan alle ka baryeyaa in uu nabad & badhaaho inagu gaar-siiyo, ciidaan ciideeda insha allah๐Ÿคฒ

Ugu dambeyn, ilaahey towfiiqda suuban ha ina waafajiyo insha allah!๐Ÿคฒ๐Ÿ”™"

Gudbinta xogta-: Walaalaha

Tieglow Travel And Cargo Agency

Isha-: Ceelhawey TV

07/04/2024

HAMBALYADA-: DHALINTA REER TIYEEGLOW๐Ÿ‘

๐ƒ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐ž๐ž๐ง๐š bari oo Sabti  ah wuxuu ku wajahanyahay Magaalooyin badan oo dalka iyo dibada ah. waxayna kala yihiin ๐‘ฒ๐’Š๐’”...
29/09/2023

๐ƒ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐ž๐ž๐ง๐š bari oo Sabti ah wuxuu ku wajahanyahay Magaalooyin badan oo dalka iyo dibada ah. waxayna kala yihiin ๐‘ฒ๐’Š๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’š๐’, ๐‘ฎ๐’‚๐’๐’Œ๐’‚๐’„๐’š๐’, ๐‘ฎ๐’–๐’“๐’Š๐’„๐’†๐’†๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ต๐’‚๐’Š๐’“๐’๐’ƒ๐’Š.

๐Ÿ›ฉ๏ธMogadishu to Kismayo to Mogadishu.
๐Ÿ›ฉ๏ธMogadishu to Galkacyo-puntland to Mogadishu.
๐Ÿ›ฉ๏ธMogadishu to Guricel to Mogadishu.
๐Ÿ›ฉ๏ธMogadishu to Nairobi.

Si aad u hesho tik-kidkii aad bari ku safri lahayd laxariir whatsapp-ka hoose ama numberkan ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ8583226/0616430854๐Ÿคณโ—โœ‹โœˆ

Tieglow Travel And Cargo Agency

Main Office-: Mogadishu-somalia

Digniin๐Ÿšฏโ—Maamulka sare ee shirkada duulimaad-yada Tieglow  Travel  And  Cargo Agency  oo ah shirkad gaar loo leeyahay(Pr...
13/09/2023

Digniin๐Ÿšฏโ—

Maamulka sare ee shirkada duulimaad-yada Tieglow Travel And Cargo Agency oo ah shirkad gaar loo leeyahay(Private Travel Campany), waxaa uu uga digeyaa dadka wada, carqaladeynta & jah-wareerinta macaamiisheenna in ay ka waan-toowaan falka sharci-darada ah ee ay sameyneyaan!.



Daliil-:

Waxaan heysanaa Documentiyo sax ah oo aynu ka heysano, inta badan xarumaha cadaalada & maraq-furiyaasha!

Si gaar ah waxaanu Documentiyo ka heysanaa, dhamaan nootaayaasha caanka ah ee ku yaalo, magaalada baydhabo ee k/soomaaliya!

Cid alaale, cidii ku xad-gudubta magaca shirkadeenna waxaanu la tiigsan doonaa sharciga insha allah!โœˆ๐Ÿ“ข๐Ÿ–‹โ—

Xasuusin macaamisheenna-:

Macaamiisheenna sharafta leh waxaan xasuusineynaa in aysan ku kadsoomin tuugada qowleysatada ah oo dooneya iney qaldaan!๐Ÿ“ข๐ŸŽค

๐Ÿ“ขโœ‹WABLIHAAI TOWFIIQโœ‹๐Ÿ“ข

Waxaa Soo saarey-: Travel Agency

Maamulka Shirkada๐Ÿ–‹๐Ÿšฏโ—

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tieglow Travel And Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tieglow Travel And Cargo Agency:

Share

Category