Al-bashir Travel Agency

Al-bashir Travel Agency waxaad halkaan ka helaysaa tickit-yo dal iyo dibad ah oo qiimo jaban, la talinta socdaalka iyo adeegyo kale oo ku raali galiya

22/01/2022

Aan ku saacido socdaal maa tahay?

Deg deg siimo adeegaDal dalaada alaabta Dalxiis jooga barwaaqoDiyaaradaha oo dacal joogaUga doono halkaan               ...
27/09/2021

Deg deg siimo adeega
Dal dalaada alaabta
Dalxiis jooga barwaaqo
Diyaaradaha oo dacal jooga
Uga doono halkaan 👇
kaalay oo haka daahin |0615688881
| 0625688881
| 0613553377

19/09/2021

Dad waynoow talo hooya
Al-bashir Travel & Troursim agency waxaad ugu tagaysaan

-Tigid Raqiisa
-Taxi free ah
-Visahoo toban nooc ah
Kii socdaal tagayoow
ku taxnow waligaa
Oo aayar taabo halkaan 👇
Teelku yaanu ku seegine |0615688881
| 0625688881
| 0613553377

AL-TABSHIR TRAVEL AGENCYGobalada dhamaanKan ku gayn kareeKugu guud fureeTigidkaad ku galinKuu goynnayee Garab kuu noqdaa...
15/09/2021

AL-TABSHIR TRAVEL AGENCY
Gobalada dhamaan
Kan ku gayn karee
Kugu guud furee
Tigidkaad ku galin
Kuu goynnayee
Garab kuu noqdaa
Gaar oo la kulan
-------------------------------
Gayi kala fog oon guure
Lagu tagayn kan ku gayn
Karee geediga raree
Garab kaaga noqon
Guul daro iyo daah
Gaabis aan lahayn
In uu yahay u garo
-------------------------------
Laysma gaasiroo goob xun lama maree waa travel guud geeskaad rabtaba wuu garanayaa
Gacan buu ku siin gaaroo la kulan.

Soo dhawaada munayaal & marwooyin meel kasta oo aad joogtaa
07/09/2021

Soo dhawaada munayaal & marwooyin meel kasta oo aad joogtaa

Dad waynoow talo hooyaAl-bashir Travel & Troursim Agency waxaad ugu tagaysaan- Tigid  Raqiisa- Taxi free ah- Visahoo tob...
01/09/2021

Dad waynoow talo hooya
Al-bashir Travel & Troursim Agency waxaad ugu tagaysaan

- Tigid Raqiisa
- Taxi free ah
- Visahoo toban nooc ah
- Tartiibinta waayeelka
- Taakulayn caruurta
- Talo bixin kaa badan
- La tacaalka bukaanka
- U tilmaanka jid toosan
- Taaba qaadka allaabta
➡️Ee ku taxnow waligaa
Oo aayar taabo halkaan 👇
Teelku yaanu ku seegine |0615688881
| 0625688881
| 0613553377
Ama tiigso xafiiska
‐---------------------------------------------------

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-bashir Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category