Saami online

Saami online online business

Baati karis qurxoon
18/08/2025

Baati karis qurxoon

الصبر
26/10/2023

الصبر

🌹❤
08/08/2023

🌹❤

12/02/2023

Saami online

Maxaa markii la is guursado todobo loo dhahaa oo loo galaa todobo maalmood, xageyna ka timid markii h**e?Haweeney ayaa h...
22/01/2023

Maxaa markii la is guursado todobo loo dhahaa oo loo galaa todobo maalmood, xageyna ka timid markii h**e?

Haweeney ayaa hada ka hor ka tuugsan jirtay masaajid hortiisa. Dhawr mar oo ay sidaa samaysay ka dib waxa arkay imamkii masajidka, wuxuuna dhahay adiga qof wanaagsan ayaad ahayd, wiilkaagana wuxuu ka mid ahaa dadka masaajidka ku tukan jiray ee maxaa sidaan u sameynaysaa?

Waxay tiri sidaad ogtahay wiilkayga wuxuu ahaa keligiiisa oo walaalo ma uusan lahayn, ninkaygana mar h**e ayuu dhintay. Wiilkayga wuxuu aaday safar oo siddeed bil ayuu iga maqanyahay, wuxuuna iiga tagay lacag yar, waan u yar yareysan jiray ilaa ay iga dhamaatay, sidaa ayaana ugu qasbanaaday in aan tuugsado.

Imaamkii wuxuu waydiiyay wiilkaaga waxbo kuuma soo diro miyaa? Waxay tiri wiilkayga warqad uu sawir ku dhagan yahay ayuu isoo diraa ana darbigaan ku dhagsadaa, imaamikii wuxu dhahay na keen bal gurigaaga an tagnee. Way isa soo raaceen, markay tageen gurigii wuxuuba arkay imaamkii lacag jeeg ah oo darbiyada isaga dhagsan.Waa siddeed jeeg oo midkiiba ku qoran tahay kun dollar. Wuu yaabay imaamkii, jeegagii ayuuna bangiga geeyay oo u soo bixiyay, wuxuuna yiri lacagtaan oo dhan adigaa iska leh ee ha tuugsan mar danbe.

Waan ogahay sababta aad u akhriseen sheekadan inay tahay si aad u ogaataan todobada la galo marka la is guursado meesha ay ka timid laakiin aniga xataa ma ogi. Dad waxaa tihiin in la gaado maahee aan wax akhrin karin.😄✍😄

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saami online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saami online:

Share