Dalsan Tourism

Dalsan Tourism Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalsan Tourism, Tour Agency, WADADA DABKA, Mogadishu.

Macaamiil waxan nahahy shirkada ka shaqeso dhanka Dalxiisyada waxan kuugu adeegeynaa insha alaah sida wanaagsan aad jeceshahay si ka fiican, waxad noo tahay muhiimadeena kowaad,Macamiil kusoo dhawow adeg kuqanciya iyo goob aad ka heli donto.

VIP Tour nimow beach โ›ฑ๏ธ โœจ๏ธ ๐Ÿ˜Ž Macmiil waxaan kuu diyaarinay xirmada Safar  oo ah VIP TOUR ZAHARA CAROGADUUDA &NIMOW BEACH...
07/05/2024

VIP Tour nimow beach โ›ฑ๏ธ โœจ๏ธ ๐Ÿ˜Ž

Macmiil waxaan kuu diyaarinay xirmada Safar oo ah VIP TOUR ZAHARA CAROGADUUDA &NIMOW BEACH, .
Waana Dalxiis ku raali galin doono adiga iyo family ama Asxaabtada daxliiskaas Ha mogaanin.

Waxaadna helaysaa :

Transportation sii socod iyo soo socod ๐ŸšŒ

QADO VIP AH food ๐Ÿฅ— ๐Ÿฒ

Mooto Caragaduda๐Ÿ๐Ÿ

Qaaci ๐ŸŽธ๐ŸŽป

Si aad u iibsato fadlan inoo soo dir magacaaga oo saddexan iyo numberkaaga.

Qiimaha xirmada waa $25.

Call/WhatsApp +252616999895

15/04/2024

Waxaad naga heleysaan adeeg ku raali galiya si uu kuusoo gaaro adeegeenna kamid noqo Macaamiisheena.

Wixii faah faahin kala soo xariir shirkada ๐ƒalsanTourism WhatsApp Number.
+252616999895

.
.

Our services.
.
.
.

27/03/2024

Markasta waxaan diyaar kula nahay adeeg dalxiis oo tayo sare leh iyo qiima ku raaligaliya.

Ma jeclaan laheyd inaa ka mid noqoto dalxiizka xiga ee qaban qaabin doonan team Dalsan Tourism ๐Ÿ™.

Macamiil adeegena waxuu la gaaryahay, soo dhaweyn heerkeedu sareeyo, dal barasho iyo damashaad aan lasoo koobikarin.

Dalsan Tourism Muhiimadeedu waa tayada & Qancinta macamiisheeda.

Ha mogaan dalxiisyada aan ku diyaarineeno malalmaha fooda inagu so hayaan Ee Ciida .

Whatsapp/Call +252616999895



DIB U HABEEN IYO BALAARIN AAN KU WADNAY SHIRKADA KADIBWAXAA HADA SI TOOS AH AAN U BILAABI DOONAA DALXIISYADII CAADIGA AH...
27/03/2024

DIB U HABEEN IYO BALAARIN AAN KU WADNAY SHIRKADA KADIB
WAXAA HADA SI TOOS AH AAN U BILAABI DOONAA DALXIISYADII CAADIGA AHAA EE SHIRKADA DALSAN TOURISM

DALSAN TOURISM OO KU DIYAARISAY ADEEGYO KALA DUWAN HADA WAXAAN KUU DIYAARINAY DALXIISYADA QURUX BADAN AAN KU TAGI DOONO GOOBAHA.

1-JASIIRO
2-WARSHIIQ
3-ABAAY DHAXAN
4-AFGIO

IYO GOOBA KALE OO AAN KU DIYAARINAY.

KU DALXIIS JAWI NABADOON IYO DALXIIS QURUX BADAN.

SI AAD U IIBSATO FADLAN INOO SOO DIR MAGAACADA OO SEDEXAN IYO TELKADA .



YOU WILL GET HAPPY AND SMILING ๐Ÿ˜ƒ ๐Ÿ˜Š WITH YOU FAMILY OR YOU FRIENDS.

Call/WhatsApp +252616999895

Wishing you and your family A New Year full of peace, happiness, and abundance of all. May Allah bless you throughout th...
20/08/2020

Wishing you and your family A New Year full of peace, happiness, and abundance of all. May Allah bless you throughout the new year. Muharram Mubarak! May Allah Almighty shower his blessing on the Muslim Ummah and all Islamic countries.




๐ŸŒƒ๐ŸŒ™๐Ÿ•Œ๐Ÿ•Œ

           ุนูŠุฏ ุณุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ู…ู†ุง ุณุจุฉ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ๐Ÿ๐ŸWaxaan  Hambalyo Ku Aadan Munaasabadda  -  U Diraynaa Dhamaan Muslimiinta...
30/07/2020


ุนูŠุฏ ุณุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ู…ู†ุง ุณุจุฉ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ๐Ÿ๐Ÿ

Waxaan Hambalyo Ku Aadan Munaasabadda - U Diraynaa Dhamaan Muslimiinta Dunida Dafaheda Kala Jogaan , Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed Iyo Macaamiisha Meel Walba Oo
Ay Dunida Ka Joogaan.

- .

Waxaana Alle Ka Baryeynaa Inuu Ciidaan Ciideeda Kale Nagu Gaarsiiyo Caafimaad, Cibaado Suuban, Barwaaqo iyo Nabad waarta.



Dhamaan Macamisha Ku xiran Shirkada
waxaan ogeYsiineYna macamisha jacel inay nagula so dalxisan Malahan cida Ah Gobaha Aan u diyarinay ineY Wali Jaaniz U Heestan Iney Heli Karaan Waqti Walpo Is Qorista WeYsocotaa.

Nagala so Kala xariir:

0616999895/0618297464

WhatsApp:https://wa.me/+252616999895

Xarunta xafiska:

, Gaar Ahaan kasoo Horjeedka


โฃ๐Ÿ™๐Ÿ’ฏ

                                     Xuska Malinta Xuriyada   Malinta Gobonimada Iyo ๐Ÿ’ชIsraaca      ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโฃ                  ...
01/07/2020



Xuska Malinta Xuriyada
Malinta Gobonimada Iyo ๐Ÿ’ชIsraaca ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโฃ


Waxay Mahad U Suganaaty Allah
Oo Si Farx Leh Inoogu Soo Idleyey Dalxiiski SHaley Ee Degaanka

Waxaan U Mahdcelinyaa Dhamaan Macamisha Ka Qeyb Qatay Dalxiiskas.

Hadaba Macamiil Hadi Ad Doneysid Inad Malmaha Xuriyada Nagula So Dalxisto.
Waxaan Ku haynaa Dalxiisyo Ad ku farxidonto. Insha Allah.

NAGALA SOO XIRIIR NUMBER HOOS KAGA MUQDAN.

0613670390/0616999895/0618297464

:http://wa.me/252616999895

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™๐Ÿฅฐ๐Ÿ‘โค๏ธ

๐Ÿ™๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Wan Ku Farxsanhy Inaan Dalxis  U geyno Qaar Kamid ah Macamisha, Shirkada     Dalxiis Kaas Oo Ahaa Mid Lagu Soo Dabaal Da...
28/06/2020

Wan Ku Farxsanhy Inaan Dalxis U geyno
Qaar Kamid ah Macamisha, Shirkada



Dalxiis Kaas Oo Ahaa Mid Lagu Soo Dabaal Dagayey Malmaha Ee
Waxan Dalxiis U Genay Degaan Quruxbadan
Ee

Alxamdulilah Sido Kale Waxa SI Farxad leh Noogu Soo Idlaaday Dalxiiskeenii.

Dalxiskas Oo Dalxiisyada H**e Noga Duwana Madama Ay Aheyd malin Oo Ad
Nogu Weyn Hadeynu Nahay Umada Somaliyed๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Mahadsanidin Teamkii Nagu Zoo dhaweyay Degmada Deynile

Dhaman umada ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดSomalia Ee Ku Sugan Dunida Dacaladeeda,Waxan Leenahy

๐Ÿ‘

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ’ช



# Degaan dalxiiska ku wacan



๐Ÿ™๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

                          dhaman macamisha sharfta leh ee  Hooyada Dalxiisyada dalka ee Dalsan TourismWaxaaynu Idinku Wa...
16/06/2020



dhaman macamisha sharfta leh ee Hooyada Dalxiisyada dalka ee
Dalsan Tourism

Waxaaynu Idinku War Galineynaa In BIxinta Uu Heer Dhamaad Ah ku Dhawyahay .

Hadaba Macamiil Si Ad Uga Mid Noqoto Dalxisahena Malmaha
& insha Allah.

Nagu Soo Booqo Xafiisyadena
Oo Ku Kala Yaala.
- -
&
Ahan


Ama Nagala So Xariir Lanbaradan Hoos Ku Xusan

0616999895/61 3670390/0618297464

WhatsApp:http://wa.me/+252616999895



๐Ÿ™๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxay Mahad Usug Natay Eebe ( ) Ee Si Nabad Leh Oo Xasiloni Ku Dhehanthy Inogu So Dhameyey Safarkeni Dalxised Aynu Ku Ad...
10/06/2020

Waxay Mahad Usug Natay Eebe ( )
Ee Si Nabad Leh Oo Xasiloni Ku Dhehanthy Inogu So Dhameyey Safarkeni Dalxised Aynu Ku Adnay
- , & -

( )

Waxan Halkan Uga Mahad Celineyna Walalahayn Nagala Qeyb Qatay Dalxiskeni Isbuclaha Aha Ee An Malmaha
& Ku Adi Jirnay Gobo Dalxis
Oo Ad Uqurx Badan Oo Ay Ad Ugu Riyaqeen Macamishena Cisiga leh.

Farxad Ayey Ino Tahay Inan Ka Qeyb Qadano Bilicda & Hormarinta Ee Dalkena Hooyo๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

Macmiil Mar Walbo Waxan Utaganahay Si An Kaga Farxini Laheyn Oo Ad Adigo Dal shisheye Adin Dalkaga Ayar Ugu So Dalxisi Lahayd

Waxayna Shirkada Ku Balan Qadi Donta Adna Dalxiska Dhexdisa Ku arki Donta insha allah

1. Shaqale Lo Carbiye Hoshoda Gacmo furan kugu soo dhaweyn Doono ,Oo Ad Dalxiska Dhexdisa Ku Arki Donto.

2: & &

3:Madadaloyin Ku Faraxd Galin-Doono.

Wax qabad ad ku qanci dontodo insha allah.

0616999895/0618297464/0613670390


๐Ÿ’ฏ๐Ÿ™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ–๐Ÿ

ALLAHAMDULILAH ๐ŸคฒWXay mahad U Suganaaty  Allah (S.w)  Oo noo  suragaliyey in si nabad ah uu noogu soo dhameyey safarkenii...
02/06/2020

ALLAHAMDULILAH ๐Ÿคฒ
WXay mahad U Suganaaty
Allah (S.w) Oo noo suragaliyey in si nabad ah uu noogu soo dhameyey safarkenii dalxiis ee dhawaa .

.

Waxaa U Mahad Celineyna
Dhaman ka Qeb Galayasha safarkeenii ugu danbeye ee aynu ku Aadnay Sida cadada Inoo Ahayd Duledka Magalada Muqdisho Sida

iyo

Dalxiiskaasoo Oo Ay Iskugu Jireen Ajaanib iyo Somali alx waxa Alle Ma hadii ah in ay bilicda Dalkeena nooshahy Oo Dad Ajaanib Ah aan dalkena u dhalan Iney Bilicda dhulkena
Qurxoon Ay Ku So Dalxiisan Wana Guul weyn

Oo Wax Ku Ool Ah Oo Usoo Hooyatay Somalia

Guushaso Oo Ay Kaalin lixaad leh Ay Ka Qaadatay.
Hooyada Dalxiisyada Dalka ee

Taso Mar Walba U Tagan bilicda hor marineed ee dalka๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Iyo Qancinta ma Caamiisheeda

Taso Oo Aan kaga duwanahay shirkadaha Dalxiiseed ee dalka.


0616999895/0618297464/0613316137


๐Ÿ’ฏ๐Ÿ™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ–๐Ÿ

Waxaan  u mahad celinaya ,dhaman   Ka qeyb gashay Safarkeni Ugu Danbeyey Malamah   Cida ah dalxiiskena Ee      Sidaas Um...
27/05/2020

Waxaan u mahad celinaya ,dhaman Ka qeyb gashay Safarkeni Ugu Danbeyey Malamah Cida ah dalxiiskena
Ee

Sidaas Uma Qurux Bdnan Lahen Dalxiiskena Adinka la,aantiin Waxaan U jognaa ina wanajino Qancinta macamishena kuna qancino

Dalxisyo Qurux badan Oo leh Adeegyo kala duwan.

Kuguna damashaad siindono xeebaha๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Dalkeen insh allh.

Number: 0616999895/0618297464

WhatsApp:https://wa.me/616999895

๐Ÿ’ฏ๐Ÿ™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Address

WADADA DABKA
Mogadishu
160

Telephone

+252616999895

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsan Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category