Taran Group of Business LLC

Taran Group of Business LLC Taran Group of Business LLC

19/10/2022


Apartments goglan ku kirayso qiimo yar.
Macaamiil ka faa'idayso inta uusan ka buuxsamin waxaan idin haynaa Apartments & Estates goglan kiro ah kuna yaalo Deegaanka Daaru-salaam iyo al-barakah
1) Qol, fadhi iyo musqushiisa isku go'an
2) Laba qol, fadhi iyo musqushooda isku go'an
3) Seddax qol,fadhi iyo musqushooda isku go'an waad helaysaa macamiil ee horay usoo gaar xaruumaheena.
Hadda ka dalbo shirkadda iibinta, kireynta iyo dhismaha ee Sahal Homes & Departments
Maanta Nala soo xidhiidh si aad xog faahfaahsan u heshid.

Call centre:0614445007/0614445010/0614445008
Whatsapp: +252614445007

18/06/2022

Dhul banan oo deegaan ah iyo Maalgashi oo ku yaalo Daarusalaam ayaan idiin heynaa dhulka oo leh sax ah iyo sax ah
●Waxa idin haynaa dhul Maalgashi oo beec ah kuna yaalo Daarusalaam
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $2,500
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $3,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $3,500
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $4,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $5,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $6,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $7,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam Maalgashi. Qiimaha: $8,000
●Waxa idin haynaa Baloogyo Maalgashi oo beec ah kuna yaalo Daarusalaam
●Waxa idin haynaa dhul Deegaan oo beec ah kuna yaalo Daarusalaam
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $12,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $16,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $20,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $25,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $30,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $35,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $40,000
: 20 x 15. Goobta: Daarusalaam. Qiimaha: $45,000
Wixii Faahfaahina nagala soo xiriir
☎️whatsapp +252614445010

Kusoo dhowow group kalabaad taran group of business llc
09/04/2021

Kusoo dhowow group kalabaad taran group of business llc

07/04/2021

Ogeysiis!!!

Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah Ee
Day world-wide.com waxa ey macaamiisheeda sharafta leh iyo bulshadda soomaaliyeed ey ogeysiineysaa in qiima-dhimis balaaran oo maalmo yar ey ku sameysay Visa-ha waxbarashadda Dalka turkiga.

Qiima dhimistu waa maalmo aad uyar.

Hadii aad dooneyso in aad ka faaiideysato Wixii faahfaahin dheeri ah lasoo xiriir xafiiskii kugu dhaw ee shirkadda si aad uhesho xog dheeri ah iyo shuruudaha looga baahan qofka dalbanayo fiisaha waxbarashadda ee Dalka turkiga.

Taran group of business llc waxay balan qaad usameyneysa kastamarkeeda qaaliga ah kahaqabtiri doonto adeegyada ey uqabat...
21/03/2021

Taran group of business llc waxay balan qaad usameyneysa kastamarkeeda qaaliga ah kahaqabtiri doonto adeegyada ey uqabato insha allaah

20/02/2021

DHUL BANAAN OO IIB AH
: Dhul iib ah
: Mogadishu
: Hodan
: Soona Al baraka
: 15×15M
: $145,000 oo isku dhamaad ah

FG: Waa dhul sharci leh ,una dhameystiranyahay dhamaan documentskiisa.

Ama Wac :0614445010,0615700254.

17/02/2021

Address

Jidka Soddonka, Al-barako Street
Mogadishu
252

Telephone

+252615700254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taran Group of Business LLC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taran Group of Business LLC:

Share

Category