Gobsan Travel & Tourism Agency

Gobsan Travel & Tourism Agency Macaamiil kusoo dhawow GOBSAN TRAVEL $ TOURISM AGENCY

Macaamiil kusoo dhawow GOBSAN TRAVEL $ TOURISM AGENCY waxaad
kahelikartaa adeeg duulimaad oo kuraalagaliya dhamaan duulimaadyada
gudaha iyo dibada ( local and international) tickets iyo waliba fudadeenta
visaha waxbarasho iyo caafimaad iyo dalxiis waxii faafaahin ah
kalasooxiriir
Tel: 851086
0615500153/0617014438
Email: [email protected]
[email protected]
Location:
KM4, Hodan Mogadishu –Somalia

Guddiga tartansiinta Shirkadaha Shaqo-siinta Dibadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda kadib markii ay qiimee...
13/01/2025

Guddiga tartansiinta Shirkadaha Shaqo-siinta Dibadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda kadib markii ay qiimeeyeen, hubiyeen dhammaan Shirkadaha soo codsaday Adeegga Shaqo-siinta Dibadda Araajidooda, waxa ay halkan ku shaacinayaan Liiska Rasmiga ah ee Shirkadaha ku Guuleystay Adeega Shaqo-siinta Dibadda.

DHAMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Hussein Idow Ali
Xafiiska Warbaahinta iyo Teknolojiyadda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Email: [email protected]

JIMCO WANAAGSAN DHAMMAAN MACAAMIISHEENA KU XERAN BOGGEENNA Gobsan Travel & Tourism Agency ==============================...
07/04/2024

JIMCO WANAAGSAN DHAMMAAN MACAAMIISHEENA KU XERAN BOGGEENNA Gobsan Travel & Tourism Agency
=======================================
Shirkadda waxaad kahelikartaa adeeg duulimaad oo ku raali galiya dhammaan duulimaadyada gudaha iyo dibada ( local and international) tickets iyo waliba fudadeenta visaha waxbarasho iyo caafimaad iyo dalxiis waxii faafaahin ah kalasooxiriir
Tel: 851086 l 0615500153 l 0617014438
Email: [email protected]
Info: [email protected]
Location: KM4, Hodan Mogadishu –Somalia

Guddiga Tartansiinta Shirkadaha adeega xajka ayaa soo saarey liiska k**a dambeyska ee magacyada shirkadaha ku guuleystey...
22/11/2023

Guddiga Tartansiinta Shirkadaha adeega xajka ayaa soo saarey liiska k**a dambeyska ee magacyada shirkadaha ku guuleystey fulinta adeegda xajka sanadka 1445/2024..

Guddiga Tartansiinta Shirkadaha Adeegga Xajka 1445/2024  ayaa soo saarey liiska hordhaca ah ee shirkadahii  Soomaaliyeed...
18/11/2023

Guddiga Tartansiinta Shirkadaha Adeegga Xajka 1445/2024 ayaa soo saarey liiska hordhaca ah ee shirkadahii Soomaaliyeed ee kasoo gudbey wareega 1aad ee tartanka.

Gudoomiyaha Guddiga Tartansiinta shirkadaha Adeegga Xajka ahna agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim oo ay garabtaaganyihiin xubnaha Guddiga ayaa shir jaraad kaga dhawaaqay natiijada hordhaca ah.

Guddiga Tartanka Adeega xajka ayaa soo saarey shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan dhamaan shirkadaha daneynaya in...
04/11/2023

Guddiga Tartanka Adeega xajka ayaa soo saarey shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan dhamaan shirkadaha daneynaya inay ka qeyb galaan tartanka adeega xajka sanadka 1445/2024.

Ciid Mubarak Dhaman umada musliminta gaar ahaan umada somaaliyed .Ciidan ciideda nabd iyo cafimad illah nagu gaarsiiyo. ...
27/06/2023

Ciid Mubarak Dhaman umada musliminta gaar ahaan umada somaaliyed .
Ciidan ciideda nabd iyo cafimad illah nagu gaarsiiyo.
كل عام وانتم بخير 🥰🤪

JIMCO WANAAGSAN DHAMMAAN MACAAMIISHEENA KU XERAN BOGGEENNA Gobsan Travel & Tourism Agency ==============================...
26/05/2023

JIMCO WANAAGSAN DHAMMAAN MACAAMIISHEENA KU XERAN BOGGEENNA Gobsan Travel & Tourism Agency
=======================================
Shirkadda waxaad kahelikartaa adeeg duulimaad oo kuraali galiya dhammaan duulimaadyada gudaha iyo dibada ( local and international) tickets iyo waliba fudadeenta visaha waxbarasho iyo caafimaad iyo dalxiis waxii faafaahin ah kalasooxiriir
Tel: 851086 l 0615500153 l 0617014438
Email: [email protected]
Info: [email protected]
Location: KM4, Hodan Mogadishu –Somalia

Address

KM4, Hodan Mogadishu –Somalia
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobsan Travel & Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gobsan Travel & Tourism Agency:

Share

Category