Flyme247 Ltd.

Flyme247 Ltd. FlyMe247 established 2019 in the U.K. It's retail travel arm of B2B global travel services wholesaler based in Mogadishu, Somalia.

FlyMe247 are both independent travel agencies majority owned by FlyMe247.

Waxaan Ummada Muslimiinta iyo gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed aan ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramada...
11/03/2024

Waxaan Ummada Muslimiinta iyo gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed aan ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadan 2024.

Ramadan Mubarak Macamiil

Saadaali Kulanka k**a dambeyska ee GALMUDUG VS HIRSHABEELLE kuna guuleyso $20. 𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔: 1. 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫 post-gan 2. Like...
25/01/2024

Saadaali Kulanka k**a dambeyska ee GALMUDUG VS HIRSHABEELLE kuna guuleyso $20.

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:

1. 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫 post-gan
2. Like & Follow 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 Flyme247 Ltd.
3. Share garee Post-gan

Fadlan shuruudaha ilaali si aad ugu guuleysato abaal-marinta. Waxaana abaal-marinta helaya qofka buuxiya shuruudaha oo saxa saadaasha kulanka.

Macamiil, Weli ma safartay sannadkan 2024?
24/01/2024

Macamiil, Weli ma safartay sannadkan 2024?

Mahadsanid Macamiil
13/01/2024

Mahadsanid Macamiil

OgeysiisMa ogtahay inaad tikadhada ka dhex jaran karto Sytem-ka FlyMe247 adiga oo adeegsanaya mid ka mid ah hab bixinada...
19/11/2023

Ogeysiis

Ma ogtahay inaad tikadhada ka dhex jaran karto Sytem-ka FlyMe247 adiga oo adeegsanaya mid ka mid ah hab bixinadan maaliyaddeed?

Ka maaran inaad cid kale ka sugto inay ku fududeyso jarista tikidhada si fudud ku jaro adiga oo meel walba jooga.

Lasoo dag App-ka FlyMe247 oo si fudud ku jaro tikidhadaada adiga oo adeegsanaya Mobilkaaga.Macamiil Kala soo dag App Sto...
15/11/2023

Lasoo dag App-ka FlyMe247 oo si fudud ku jaro tikidhadaada adiga oo adeegsanaya Mobilkaaga.

Macamiil Kala soo dag App Store/Play Store oo bilaabo safarka noloshaada

Qiimo DhimisMacamiil ka faa'iideyso Qiima-dhimistan, adiga oo iska diiwaan-gelinaya FlyMe247 oo hel User- kuu gaara.Wixi...
06/11/2023

Qiimo Dhimis

Macamiil ka faa'iideyso Qiima-dhimistan, adiga oo iska diiwaan-gelinaya FlyMe247 oo hel User- kuu gaara.

Wixi faah-faahina fadlan la xiriir lambaradan hoose:- +252 610809967

Jumca Mubarak Macamiil
03/11/2023

Jumca Mubarak Macamiil

Ma ogtahay inaad jaran karto tikidhada aad u baahan tahay?Keliya soo degso App-ka FlyMe247.
31/10/2023

Ma ogtahay inaad jaran karto tikidhada aad u baahan tahay?

Keliya soo degso App-ka FlyMe247.

Address

Maka Al-Mukarama, TTC Building 2nd Floor, Hodan District, Mogadishu/
Mogadishu
BN3636

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Flyme247 Ltd. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Flyme247 Ltd.:

Share

Category

Flyme247 - B2B Wholesaler

FlyMe247 established in 2019, is the U.K. retail travel arm of B2B global travel services wholesaler. FlyMe247 are both independent travel agencies majority owned by FlyMe247. Our head office is at Fadli mall plaza , Makka al mukarama road,Hodan district , Mogadishu - Somalia and we operate from our two retail travel branches in Somalia

[Fadli mall plaza , Makka al mukarama road,Hodan district , Mogadishu - Somalia] [302 On 3rd Floor, Crown House, North Circular Road, , London NW10 7PN].