Amaana Travel Agency

Amaana Travel Agency Kusodhawow Shirkadda Amaana Travel Agency Visayal Dalkugal iyo Tikidho Qiima Jaban Weliba Adeeg deg degsiimo iyo Amaano Leh

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah ๐ŸŽ{ Waxaad Sheegtaa Shan Naf Uu Alle Dilay  Hadane Uu Soo Nooleeyay Lagun...
25/08/2022

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah ๐ŸŽ
{ Waxaad Sheegtaa Shan Naf Uu Alle Dilay Hadane Uu Soo Nooleeyay Laguna Sheegay Suuratul Baqarah !? }

Fadlan Sharuudaha Buuxi
1: Share 2: like 3: Comment

๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ ๐—š๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—”๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜‚ ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐˜‚'๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐˜†๐—ป๐˜‚ ๐—จ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ถ...
18/08/2022

๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ ๐—š๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€
๐—”๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜‚ ๐—จ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐˜‚'๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ
๐—”๐˜†๐—ป๐˜‚ ๐—จ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ ๐—”๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ
๐—œ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ก๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ถ ๐—๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ผ
๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—”๐—น๐—น๐—› ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐Ÿคฒ
๐—”๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ป๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ผ
๐Ÿคฒ

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆ ุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Waxaan ehelka, qaraabada iyo saaxibada uga tacsiyeyney...
18/08/2022

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆ ุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaan ehelka, qaraabada iyo saaxibada uga tacsiyeyneynaa geerida ku timi Alle ha u naxariistee, abwaankii weynaa ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Qabrigiisana AllH ha ha uwasicio ๐Ÿคฒ
Anagana Gadashiisa Alle nama fidneeyo ๐Ÿคฒ

Hambalyo Guuleystaha Su'aashi Jimcaha Mohamed oo noqotay guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jawaabtay suโ€™aas...
13/08/2022

Hambalyo Guuleystaha Su'aashi Jimcaha
Mohamed
oo noqotay guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jawaabtay suโ€™aasha Todobaadka Kuna Guuleeysatay Hadiyad Qaali ah Su'aashii Jimcaha Ee loo bandhigay Bulshada ku xiran page-keena,
Fadlan ku xirnow page-keena si aad uga faidaysato abaalmarinada qaaliga ah oo ay Shirkadda Amaana Travel Agency ku bixinayso su'aalaha
Kalena Waan kaga mahad Celineynaa maskaxdooda iyo cilmigooda
Leh deg degsiimo iyo Amaano inoogu imoow

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah ๐ŸŽ{ Waxaad Sheegtaa QOOM UU ALLE UWAX YOODAY INSINA MA AHAN JININA MA AHA...
11/08/2022

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah ๐ŸŽ
{ Waxaad Sheegtaa QOOM UU ALLE UWAX YOODAY INSINA MA AHAN JININA MA AHAN MALAAIGTANA KAMID MA AHAN !? }

Fadlan Sharuudaha Buuxi
1: Share 2: like 3: Comment

Hambalyo Guuleystaha Su'aasha JimcahaPrincess Ziyoorina Malabzan oo noqotay guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah u...
05/08/2022

Hambalyo Guuleystaha Su'aasha Jimcaha
Princess Ziyoorina Malabzan
oo noqotay guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jawaabtay suโ€™aasha Todobaadka Kuna Guuleeysatay Hadiyad Qaali ah Su'aashii Jimcaha Ee loo bandhigay Bulshada ku xiran page-keena,
Fadlan ku xirnow page-keena si aad uga faidaysato abaalmarinada qaaliga ah oo ay Shirkadda Amaana Travel Agency ku bixinayso su'aalaha
Kalena Waan kaga mahad Celineynaa maskaxdooda iyo cilmigooda
Leh deg degsiimo iyo Amaano inoogu imoow

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah{ Waxaad Sheegtaa Buurta Buuraha Ugu Fadliga Badan !? } Fadlan Sharuudaha...
04/08/2022

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah
{ Waxaad Sheegtaa Buurta Buuraha Ugu Fadliga Badan !? }

Fadlan Sharuudaha Buuxi
1: Share 2: like 3: Comment

Adeegyada Aan U Qabano MacaamiishenaQeybta Hoose ka aqrisoWxii Faahin dheeri ahna Nagala soo xiriir Whatsapp No. 614 140...
31/07/2022

Adeegyada Aan U Qabano Macaamiishena
Qeybta Hoose ka aqriso
Wxii Faahin dheeri ahna Nagala soo xiriir
Whatsapp No. 614 140 194 / 614 140 195

Hambalyo Guuleystaha Su'aasha JimcahaEngr Mรปlla Moalim ลmar oo noqday guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jaw...
29/07/2022

Hambalyo Guuleystaha Su'aasha Jimcaha
Engr Mรปlla Moalim ลmar
oo noqday guuleystihii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jawaabay suโ€™aasha Todobaadka Kuna Guuleeystay Hadiyad Qaali ah Su'aashii Jimcaha Ee loo bandhigay Bulshada ku xiran page-keena,
Fadlan ku xirnow page-keena si aad uga faidaysato abaalmarinada qaaliga ah oo ay Shirkadda Amaana Travel Agency ku bixinayso su'aalaha
Kalena Waan kaga mahad Celineynaa maskaxdooda iyo cilmigooda
Leh deg degsiimo iyo Amaano inoogu imoow

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah{ Waxaad Sheegtaa Sheey Uu Alle Abuuray Hadane Uu inkiray !? } Fadlan Sha...
28/07/2022

Su'aasha Jimcaha Kuna Guuleyso Hadiyad Qaali ah
{ Waxaad Sheegtaa Sheey Uu Alle Abuuray Hadane Uu inkiray !? }

Fadlan Sharuudaha Buuxi
1: Share 2: like 3: Comment

Ogeysiiis Dhamaan Macaamiishena Sharafta Leh Waxaan Ogeysiineynaa Inaa idiin Keennay Visa_Hi  Aad Inaga Dalbateen Oo Ah ...
26/07/2022

Ogeysiiis Dhamaan Macaamiishena Sharafta Leh Waxaan Ogeysiineynaa Inaa idiin Keennay Visa_Hi Aad Inaga Dalbateen Oo Ah (Visa Waxbarasho ) Dalalka Kala Ah
1: Bangladesh
2: Turkey
Welibana Qiima Idiin Raali Galiya
Waxaad Nagala soo Xiriiri Kartaan
252 614 140 194. / 252 614 140 195

Hambalyo Guuleystayasha Kala ahabdikafi deeqsiXasan ร€bฤ‘ฤฏ รŒฤ‘รฒw ลฝรขfรฃรฃ Bรฎร‘ลฅรป Ipraahim oo noqday guuleystayashii ugu horeeya...
22/07/2022

Hambalyo Guuleystayasha Kala ah
abdikafi deeqsi
Xasan ร€bฤ‘ฤฏ รŒฤ‘รฒw
ลฝรขfรฃรฃ Bรฎร‘ลฅรป Ipraahim
oo noqday guuleystayashii ugu horeeyay ee sida saxda ah uga jawaabay suโ€™aasha Todobaadka Kuna Guuleeysteen Hadiyado Kala duwan Su'aashii Jimcaha Ee loo bandhigay Bulshada ku xiran page-keena,
Fadlan ku xirnow page-keena si aad uga faidaysato abaalmarinada qaaliga ah oo ay Shirkadda Amaana Travel Agency ku bixinayso su'aalaha
Kalena Waan kaga mahad Celineynaa maskaxdooda iyo cilmigooda
Leh deg degsiimo iyo Amaano inoogu imoow

Address

Muqdisho-somalia-Jidka 30-ka
Mogadishu

Telephone

+252618003222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amaana Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amaana Travel Agency:

Share

Category