Aqab Travel for Hajj and Umrah services

Aqab Travel for Hajj and Umrah services AQAB travel,waa shirkad ka shaqeysa Adeegyada Xajka, Cumrada, Dalxiiska iyo Tikidhada

Saaxiibnimo, Safar Wadajir ah iyo adeeg dhameystiranAlif Travel and Tourism Agency iyo Aqab Travel for Hajj and Umrah Se...
31/07/2026

Saaxiibnimo, Safar Wadajir ah iyo adeeg dhameystiran
Alif Travel and Tourism Agency iyo Aqab Travel for Hajj and Umrah Services

Viisaha Cumrada ee sucuudiga ayaa laga dhigay mid shaqeynaya hal sano 365 maalmood, sidoo kalena halkii viiso ayaad dhow...
20/07/2026

Viisaha Cumrada ee sucuudiga ayaa laga dhigay mid shaqeynaya hal sano 365 maalmood, sidoo kalena halkii viiso ayaad dhowr mar oo kala duwan ku gali kartaa sucuudiga (Multiple) .. waa tallaabo bogaadin mudan!

📢 Ogeysiis Dadka ku nool Nairobi, Kenya! 🇰🇪🕋Ma qorsheynaysaa inaad sanadkan Cumro aaddo?Alif Travel & Tourism Agency iyo...
19/07/2026

📢 Ogeysiis Dadka ku nool Nairobi, Kenya! 🇰🇪🕋

Ma qorsheynaysaa inaad sanadkan Cumro aaddo?
Alif Travel & Tourism Agency iyo Aqab Travel for hajj and Umrah Services, waxay kuu diyaariyeen safar dhamaystiran oo ka baxaya Nairobi kuna socda Jeddah.

🗓️ Taariikhaha Safarka:
✈️ Bixitaan: 28 July
🛬 Soo Laabasho: 08 August

Xirmada waxaa ku jira:
• 🛏️ Hoteello VIP ah oo ku yaal Makkah & Madinah
• ✈️ Tigidhka safarka (Go & Return)
• 🛂 Visa-ha Cumrada
• 🕌 Ziyaarooyinka Makkah & Madinah
• 🚌 Gaadiidka (Go & Return)

Ha seegin fursaddan qaaliga ah ee aad ku gudan karto Cumrada adigoo helaya adeeg tayo leh iyo daryeel buuxa.

📍 Xafiiska: , Alfajr Tower
Nairobi-Kenya

📞 Nala soo xiriir maanta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah .
2542728885070

Boosaska waa xaddidan yihiin – Isdiiwaangeli maanta si aad u xaqiijisato safarkaaga!

16/07/2026

Diiwaan gelinta Xajka sanadka 2027 waa diyaar, Pasport Somali iyo Kenya.

Haddii aad daneyneyso Hajj 2027 ama Cumro, Nala soo xiriir, iskana diiwaan geli Xafiisyadeena.
10/07/2026

Haddii aad daneyneyso Hajj 2027 ama Cumro, Nala soo xiriir, iskana diiwaan geli Xafiisyadeena.

Maalin wanaagsan
06/07/2026

Maalin wanaagsan

03/07/2026

jimco wanaagsan

Hambalyo
30/06/2026

Hambalyo

Jimco wanaagsanAqab Travel, Nairobi and Mogadishu
19/06/2026

Jimco wanaagsan
Aqab Travel, Nairobi and Mogadishu

Address

Mogadishu Somalia
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqab Travel for Hajj and Umrah services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aqab Travel for Hajj and Umrah services:

Share

Category