Nuun Travel Agency And Logistics

Nuun Travel Agency And Logistics Ku soo dhawoow Shirkada Nuun Travel Agency and log. kana shaqeyso Ticket,Visa,hajj Umrah and Cargo ✈️

25/07/2026

OPEN REGISTRATION

🌙 NUUN TRAVEL SERVICE🌙Ku soo biir safarkeena Kowad Cumrada Sanad ka 2026 Group-ka ah📅 JuneWaxaan kuu diyaarinnay adeeg d...
25/05/2026

🌙 NUUN TRAVEL SERVICE🌙

Ku soo biir safarkeena Kowad Cumrada Sanad ka 2026 Group-ka ah
📅 June

Waxaan kuu diyaarinnay adeeg dhammeystiran oo raaxo iyo kalsooni leh:

✅ Visa Cumra
✅ Tiket safar (Go & Back)
✅ Hotel Makkah
✅ Hotel Madina
✅ Gaadiid & adeeg buuxa

✨ Safar ruuxi ah oo lagu xasuusan doono
✨ Adeeg tayo sare leh iyo koox khibrad leh
✨ Amaano, raaxo iyo daryeel buuxa

📞 252611113344
📞 252616333327

📍 Xaji Paasto, Hodon – Muqdisho Soomaaliya

24/05/2026

HAJJ 2026

24/05/2026

من أسباب دفع الفقر وزيادة الرزق.
قال النبي ﷺ: "تابعوا بين الحج والعمرة، فإنهما ينفيان الفقر والذنوب كما ينفي الكير خبث الحديد"

Kenya 𝐕𝐢𝐬𝐚 Waxaan kuu haynaa visaha 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 Kenya , hadda soo dalbo, oo ku hel waqti kooban iyo qiima macquul ah.📞 Wixii f...
21/04/2026

Kenya 𝐕𝐢𝐬𝐚 Waxaan kuu haynaa visaha 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 Kenya , hadda soo dalbo, oo ku hel waqti kooban iyo qiima macquul ah.
📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir:
‪‪+252 61 1333344‬‬ | ‪‪+252 61 6333327‬

NUUN TRAVEL – Astaanteennu waa Qancinta Macmiilka. Naga soo dalbo adeeg tayo leh oo aad ku qanci doonto, laga bilaabo Um...
18/04/2026

NUUN TRAVEL – Astaanteennu waa Qancinta Macmiilka. Naga soo dalbo adeeg tayo leh oo aad ku qanci doonto, laga bilaabo Umrah packages, tigidhada safarka, fiisooyinka ilaa hotel booking. Nala soo xiriir: +252 61 1333319

Xirmooyinka Cumrada Bisha Ramadaan – 1447H / 2026 Diyaar u Noqo Safarkaaga Cumrada Ka faa’iideyso fursad dahabi ah oo aa...
25/01/2026

Xirmooyinka Cumrada Bisha Ramadaan – 1447H / 2026 Diyaar u Noqo Safarkaaga Cumrada Ka faa’iideyso fursad dahabi ah oo aad ku gudan karto Cumro xasuus reeb ah, raaxo leh, kalsooni leh, adigoo kaashanaya Nuun Travel Agency and Logistics.
📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir: +252 61 1333344‬ | ‪+252 61 6333327

Jimco Wanagsan....﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا ع...
04/12/2025

Jimco Wanagsan....
﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾

Diyaar u Noqo Safarkaaga Cumrada!Ka faa’iideyso fursad dahabi ah oo aad ku gudan karto Cumro xasuus reeb ah, raaxo leh, ...
04/12/2025

Diyaar u Noqo Safarkaaga Cumrada!
Ka faa’iideyso fursad dahabi ah oo aad ku gudan karto Cumro xasuus reeb ah, raaxo leh, kalsooni leh, adigoo kaashanaya Nuun Travel Agency and Logistics.
📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir:
‪+252 61 1333344‬ | ‪+252 61 6333327

Address

Dagmada Waabari Kasoo Horjedka Immigration Ka
Mogadishu
252

Telephone

+252611333319

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuun Travel Agency And Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nuun Travel Agency And Logistics:

Share

Category