22/05/2026
πβ¨ JUMCO MUBAARAK β¨π
Tasniim Travel Express waxay dhammaan macaamiisheeda iyo ummadda Muslimiinta ah u rajeynaysaa Jimco barakeysan. π€
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana inagu gallado kheyr, caafimaad iyo risiq barako leh.
βοΈ Safarkaaga ku aammin Tasniim Travel Express
π Tigidhyo β’ Dalxiis β’ Visa β’ Adeeg degdeg ah
π 0614666642
π²
π www.tasniimexpress.comβ οΏ½
π Nala soo xiriir: +252 614666642
π Doorasho sax ah marka aad safar qorsheyneyso.