23/06/2022
Dalxiiska Jimcaha✅✅✅
macaamiil shirkada dalxiisyada dalka ee daldheeh tourism waxeey idiin diyaarisay dalxiis maalinta jimcaha lagu aadi doono jasiirada abaay dhacan hadaba Kamid noqo dalxiisayaasha Maalinta jimcaha ee shirkada dal-dheeh Tourism 🙏🏿
Dalxiiska Ayaa Lagu Tagi doonaa Sidoo Kale lasoo mari doonaa
si aad kaga Mid noqotid Fadlan la xariir
0614400971-0618300179