Nuux Travel Agency

Nuux Travel Agency Nuux travel Agency waa xarun aad kaheli karto dhaman tikidhada diyaarada aduunka oodhan iyo midka gud Airport

18/10/2023
18/10/2023

๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€
๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช๐‘ฝ๐’Š๐’”๐’‚ ๐‘ฒ๐’†๐’๐’š๐’‚ $ 200 iyo โœˆ ๐‘ป๐’Š๐’„๐’Œ๐’†๐’• Qiima jaban
๐™ƒ๐™–๐™™๐™–๐™—๐™ค ๐™ ๐™– ๐™›๐™–๐™–'๐™ž๐™™๐™–๐™ฎ๐™จ๐™ค ๐™Œ๐™ž๐™ž๐™ข๐™– ๐™™๐™๐™ž๐™ข๐™ž๐™จ๐™ฉ๐™–๐™–๐™ฃ.
61 5590404 โ˜Ž 616774345

KUSOO DHAWAADA GACMO FURAN   Nuux Travel Agency PLEASE  SHARE LIKE AND COMMENT THANKS
17/10/2023

KUSOO DHAWAADA GACMO FURAN Nuux Travel Agency PLEASE SHARE LIKE AND COMMENT THANKS

12/10/2023

Jimco Wngsn.

VISA dalka  ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ Uganda kaliya ku hel $180 3 maalin ama $80 iyo 15 maalin Qima dhimis Muda gaaaban ah Fadlan Laxariir Tel:...
06/10/2023

VISA dalka ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ Uganda kaliya ku hel $180 3 maalin
ama $80 iyo 15 maalin Qima dhimis Muda gaaaban ah Fadlan Laxariir Tel: 616774345 / 617705899

25/09/2023

Visaha Jaban iyo Waqti kooban ka dalbo Nuux Travel Agency

WhatsApp: 616774345

Visaha Cumarada -> HALKAAN KA DALBO: ๐Ÿ‘‰61 5590404
21/09/2023

Visaha Cumarada -> HALKAAN KA DALBO: ๐Ÿ‘‰61 5590404

Hadda Dalbo Visaha Dalka India.
16/09/2023

Hadda Dalbo Visaha Dalka India.

Kenya Ma'usocotaa?๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡HADAA DALBOVisaha & Ticket ka Dalka Kenya.
11/09/2023

Kenya Ma'usocotaa?

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡HADAA DALBO
Visaha & Ticket ka Dalka Kenya.

05/09/2023

๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐“๐ซ๐š๐ฏ๐ž๐ฅ ๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ฒ
# ๐‘‡๐‘–๐‘๐‘˜๐‘’๐‘ก ๐ท๐‘Ž๐‘™ ๐‘–๐‘ฆ๐‘œ ๐‘‘๐‘–๐‘๐‘Ž๐‘‘
# ๐‘‰๐‘–๐‘ ๐‘Žโ„Ž๐‘Ž ๐พ๐‘’๐‘›๐‘ฆ๐‘Ž, ๐‘ˆ๐‘”๐‘Ž๐‘›๐‘‘๐‘Ž ,๐ผ๐‘›๐‘‘๐‘–๐‘Ž & ๐‘„๐‘Ž๐‘Ž๐‘Ÿ ๐‘˜๐‘Ž๐‘š๐‘–๐‘‘ ๐‘Žโ„Ž ๐‘ค๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž๐‘š๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž ๐ถ๐‘Ž๐‘Ž๐‘™๐‘Ž๐‘š๐‘˜๐‘Ž
# ๐ป๐‘œ๐‘ก๐‘’๐‘™ ๐ต๐‘œ๐‘œ๐‘˜๐‘–๐‘›๐‘” ๐ด๐‘”๐‘’๐‘’๐‘”๐‘ฆ๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž ๐ป๐‘Ž๐‘—๐‘—๐‘˜๐‘Ž ๐‘–๐‘ฆ๐‘œ ๐‘‚๐‘š๐‘Ÿ๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž
# ๐‘๐‘Ž๐‘”๐‘Ž ๐‘ ๐‘œ๐‘œ๐‘ค๐‘Ž๐‘ 616774345

Qiimo jaban Moqdisho to Doha Qatar
18/08/2023

Qiimo jaban Moqdisho to Doha Qatar

OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS!, Waxaan kuu soo Saareynaa Visaha Shaqaalaha ee Dalka Qatar.HADDA DALBO๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
24/07/2023

OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS!, Waxaan kuu soo Saareynaa Visaha Shaqaalaha ee Dalka Qatar.

HADDA DALBO๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

24/12/2022

๐‘ถ๐’ˆ๐’‚๐’š๐’”๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ด๐’–๐’‰๐’Š๐’Š๐’Ž ๐’‚๐’‰ Nuuxโค๏ธTravel๐ŸงกAgency๐Ÿ’›
๐š‚๐šŠ๐š—๐šŠ๐š๐š”๐šŠ ๐šŒ๐šž๐šœ๐šž๐š‹ ๐™พ๐š ๐š๐š’๐š’๐šœ ๐š ๐šŠ๐šก๐š˜๐š  ๐š‚๐šŠ๐š–๐šŽ๐šŽ๐š— ๐š๐š˜๐š˜๐š—๐šŠ ๐š€๐š’๐š’๐š–๐šŠ ๐š๐š‘๐š’๐š–๐š’๐šœ ๐™ฑ๐š’๐šœ๐š‘๐šŠ ๐™น๐šŠ๐š—๐šž๐šŠ๐š›๐šข ๐Ÿธ0๐Ÿธ๐Ÿน ๐šข๐šŠ๐šข๐šœ๐šŠ๐š— ๐š”๐šž๐šœ๐šŽ๐šŽ๐š๐š’๐š— ๐šŽ๐šŽ ๐™ธ๐šœ๐š‘๐šŠ ๐š”๐šž๐š‘๐šŠ๐šŠ๐šข ๐™ฟ๐šŠ๐š๐šŽ๐š”๐šŠ๐š—๐šŠ ๐™ป๐š’๐š”๐šŽ ๐š‚๐šŠ๐šŠ๐š›๐š˜ ๐šœ๐š’ ๐šŠ๐šข๐šœ๐šŠ๐š— ๐š”๐šž๐šž๐š๐š‘๐šŠ๐šŠ๐š๐š’๐š— ๐š๐š‘๐šŠ๐š–๐šŠ๐š— ๐šƒ๐š’๐šŒ๐š”๐šŽ๐š ๐šข๐šŠ๐š๐šŠ ๐™ถ๐šž๐š๐šŠ๐š‘๐šŠ ๐š๐šŠ๐š•๐š”๐šŠ ๐š’๐šข๐š˜ ๐™ณ๐š’๐š‹๐šŠ๐š๐šŠ๐š‹๐šŠ

๐“˜๐“ท๐“ผ๐“ฑ๐“ช ๐“๐“ต๐“ต๐“ช๐“ฑ

Jumca mubaarak macamiil
23/12/2022

Jumca mubaarak macamiil

Inaga so dalbo tickets gudaha dalka iyo dibadaba Tell=0615590404
16/12/2022

Inaga so dalbo tickets gudaha dalka iyo dibadaba
Tell=0615590404

15/12/2022

Jumma wanaagsan dhaman Macaamisha Kusoo dhawaado Nuux travel agency

Nagusoo Booqo Xarunteena cusub hadii aad Danaynayso Safar Dibada ah ama Dalka gudihiisa waxan kuu fududeyn doona Safarka...
09/12/2022

Nagusoo Booqo Xarunteena cusub hadii aad Danaynayso Safar Dibada ah ama Dalka gudihiisa waxan kuu fududeyn doona Safarkaaga, Talo iyo Deegba Diyar ayan kulanahay Insha Allah



Jimco wanaagsan macamiil
09/12/2022

Jimco wanaagsan macamiil

Saadaali oo ku guulayso abaal marin ciyaarta koobka Aduunka ee dhex mari doonto Brazil iyo Croatia F.G: Saadaashu waxay ...
09/12/2022

Saadaali oo ku guulayso abaal marin ciyaarta koobka Aduunka ee dhex mari doonto Brazil iyo Croatia

F.G: Saadaashu waxay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. like-saar page-ka, kadibna share-garee.
2. Hadii dhawr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta qofka xaga wakhtiga ugu horeeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.


Waxaan idiin kenay visaha dalka kenya waxaadna ku helesan mudo 10 maalmood ahTell=0615590404
03/12/2022

Waxaan idiin kenay visaha dalka kenya waxaadna ku helesan mudo 10 maalmood ah
Tell=0615590404

Kusoo dhawoow Xarunteena Cusub ee NUUX TRAVEL AGENCY Wadada Maka Almukarama Kasoohorjeedka Carwo AlkowtharDaarda Sama Ma...
02/12/2022

Kusoo dhawoow Xarunteena Cusub ee NUUX TRAVEL AGENCY
Wadada Maka Almukarama Kasoohorjeedka Carwo Alkowthar
Daarda Sama Mall

Jimco wanaagsan macamill
02/12/2022

Jimco wanaagsan macamill

Kusoo dhawow Xarunteena Cusub ee Nuux Travel Agency
30/11/2022

Kusoo dhawow Xarunteena Cusub ee Nuux Travel Agency

30/11/2022
30/11/2022
09/06/2022

Kafaa idayso Nuux Travel Agency oo sameyn doona muda bil ah qiima dhimis tikidada diyaarada uduulaya dhaman gobolada dalka oodhan. iyo midka calamika ah

Fg: siqas ah tikidada muqdisho to kenya
100% 50 qimo dhimis balaran

Hadii aad daneyneyso yusan ku dhafin qima dhinistaan aan ugutalagalnay macaamiisheena
Mahadsanidiin
tel 615990404 / 615590404 / 653715
ใ€Šใ€‹โ™กFadlan shere dheh si silogafaidaystoโ™กใ€Šใ€‹4/3/2021 ilaa. 29/3/2021 nasib. wacan

Ciid Mubarak dhamaan umadda muslimiinta meelkasta oo ay joogaan.
01/05/2022

Ciid Mubarak dhamaan umadda muslimiinta meelkasta oo ay joogaan.

Asc asxaabta subax wanaagsan Kusoo dhawada NUUXTRAVEL &  TOURISM AGENCYWAXAA BILOOWDAY VIISOOYINKA CUMRADA IYO VISOOYINK...
21/12/2021

Asc asxaabta subax wanaagsan
Kusoo dhawada NUUXTRAVEL & TOURISM AGENCY

WAXAA BILOOWDAY VIISOOYINKA CUMRADA IYO VISOOYINKA SACUUDIGA EE DADKA SHAQA DOONKA AH
LABADABA QIIMO JABAN AYAAN KU HEYNAA
FADLAN WAXII FAAH FAAHIN
KALA XRIIRI
TEL: 615990404/ 0615590404

08/12/2021

Waa loo awood sheegtay gaariga yar.
Hoon ayaa loo yeeriyey waxuuba moodaa salaan kkkk.



WELCOME TO NUUX TRAVEL AGENCY

TICKET QIIMO JABAN DAL IYO DIBAD OO AAD HELI KARTO WAQTI KASTa

Nagala soo xiriir lambaradan hoos ku qoran

TEL : 653715/0615590404/0615990404

Fadlan nagu caawiya like iyo share pageka Nuux Treval Agency

Kajaro sifudud adoo gurigaaga joogo ticket dal iyo dibadba qiima jaban kaliya nagala sooxariir whatsupp 615599404
06/12/2021

Kajaro sifudud adoo gurigaaga joogo ticket dal iyo dibadba qiima jaban kaliya nagala sooxariir whatsupp 615599404

Address

Room 215 Soma Mall, Maka Almukara Street Wabari District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Telephone

+252616774345

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuux Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nuux Travel Agency:

Videos

Share

Category

Nearby travel agencies


Other Travel Agencies in Mogadishu

Show All