Kaaftoon Travel & Tourism Agency

Kaaftoon Travel & Tourism Agency Kaaftoon Travel & Tourism Agency waxay kaa kaafineysaa baahidaada duulimaad iyo fududeynta dal ku galka ama Viisooyinka.

Kaaftoon Travel & Tourism Agency  oo aad markasta uga barateen dal-ku-gal (Visa) deg-deg ah waxa ay idin heysaa fursad V...
24/12/2024

Kaaftoon Travel & Tourism Agency oo aad markasta uga barateen dal-ku-gal (Visa) deg-deg ah waxa ay idin heysaa fursad Visa qiima-jaban

1- Kenya

Waxa aad ku heli doontaa visaha muddo kooban oo deg-deg ah hadduu Alle idmo.

Kaalay hadda Nala so xiriir

Oo hel adeeg dhameystiran

Waxii faah-faahin ah; kala xiriir;

πŸ“§ [email protected]
☎️843909 / (+252) 611609064.

Dabaqa Daaru-Towxiid, Makka-Almukarrama, Mogadishu-Somalia.

Waa qaar kale oo macaamiisheena ah oo aan visaha wadanka Turkey ugu soo saarnay mudo koobanFIIRI GAAR AHKAAFTOON waxay Q...
09/09/2024

Waa qaar kale oo macaamiisheena ah oo aan visaha wadanka Turkey ugu soo saarnay mudo kooban

FIIRI GAAR AH

KAAFTOON waxay Qiimo Dhimis Ballaaran u sameyneysaa Ardayda sanadaan ka qalin bedelatay Dugsiyada sare Dalka

OGOW

Qiimo dhimista waxay u gaar tahay Ardayda sanadaan qalin jebisay

Wixii faahfaahin ah kala xirir

0611609064/0611609065

*ITS TIME FOR STUDY*KAALAY OO HADDA NALA SO XIRIIRwaxaan kuu heynaa visaha Dalka Turkey πŸ‡ΉπŸ‡· 1. Waxbarasho2.Dalxis3. Caafi...
01/06/2024

*ITS TIME FOR STUDY*

KAALAY OO HADDA NALA SO XIRIIR

waxaan kuu heynaa visaha Dalka Turkey πŸ‡ΉπŸ‡·

1. Waxbarasho
2.Dalxis
3. Caafimaad

Weliba degdeg ah

Hada nala soo hadal

Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir

0611609064/0611609065

Waa qaar ka mid ah macaamiisheenna oo aan Visaha dalka Turkey πŸ‡ΉπŸ‡· ugu soo saarnay muddo kooban Ka dalbo Kaaftoon dal ku g...
14/05/2024

Waa qaar ka mid ah macaamiisheenna oo aan Visaha dalka Turkey πŸ‡ΉπŸ‡· ugu soo saarnay muddo kooban

Ka dalbo Kaaftoon dal ku galka waddanka Turkiga ah, si dhib yarna ku hel Visaha inshaa allaah.

Visa waxbarasho, Caafimaad iyo dalxiisba waa kuu diyaar.

Kaalay hadda nala soo xirir

0611609064/0611609065

11/02/2024

Macaamiil ma u baahan tahay visa Turkey oo degdeg ah hadaba shirkadda Kaaftoon Travel & Tourism Agency waxay kuu heydaa


1. Viso Waxbarasho
2. Viso Dalxiis
3. Viso caafimaad

Imaw Kaaftoon Travel & Tourism Agency Rumee Himiladaada 100% Hel Visahaaga Qiimo Macquul Ah Oo Ku Raali Galiya.

Location: isgoyska Talex dabaqa daaru towxiid biyaanada 2aad

Ama nagala soo xiriir

0611609064/0611609095

Kaaftoon Travel & Tourism Agency waxay kaa kaafineysaa baahidaada duulimaad iyo fududeynta dal ku galka ama Viisooyinka.

08/02/2024

Kaaftoon Travel waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargalineysaa in ay usoo saari doonto Visaha dalka Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ muddo saddex maalmood ah.

Ma tahay qof ku dhiban ama daneynaya helitaanka Visaha Kenya haddaba adiga oo aan dhibtoon hel dal ku galka Kenya.

Waxii faah-faahin ah; kala xiriir;

πŸ“§ [email protected]
☎️843909 / (+252) 611609064.

Dabaqa Daaru-Towxiid, Makka-Almukarrama, Mogadishu-Somalia.

Kaaftoon Travel & Tourism Agency waxay kaa kaafineysaa baahidaada duulimaad iyo fududeynta dal ku galka ama Viisooyinka.

Kaaftoon Travel waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargalineysaa in ay usoo saari doonto Visaha dalka Turkiga muddo isbuuc a...
22/11/2022

Kaaftoon Travel waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargalineysaa in ay usoo saari doonto Visaha dalka Turkiga muddo isbuuc ah.

Ma tahay qof ku dhiban ama daneynaya helitaanka Visaha Turkiga haddaba adiga oo aan dhibtoon hel dal ku galka Turkiga.

Waxii faah-faahin ah; kala xiriir;

πŸ“§ [email protected]
☎️843909 / (+252) 611609064.

Dabaqa Daaru-Towxiid, Makka-Almukarrama, Mogadishu-Somalia.

Fursadaha waa kuwa aan xad lahayn, adiguse ha dayacin.Shirkadda Kaaftoon Travel & Tourism Agency oo aad markasta uga bar...
10/11/2022

Fursadaha waa kuwa aan xad lahayn, adiguse ha dayacin.

Shirkadda Kaaftoon Travel & Tourism Agency oo aad markasta uga barateen dal-ku-gal (Visa) degdeg ah waxa ay idin heysaa fursad Visa waxbarasho qiima-jaban oo aad ku heli doonto muddo kooban gudahooda ah hadduu Alle idmo.

FG: Waxaad heysataa fursad kale oo qiima-dhimis %30.

Waxii faah-faahin ah; kala xiriir;

πŸ“§ [email protected]
☎️843909 / (+252) 611609064.

Dabaqa Daaru-Towxiid, Makka-Almukarrama, Mogadishu-Somalia.

Fursadaha waa kuwa aan xad lahayn, adiguse ha dayacin.Shirkadda Kaaftoon Travel & Tourism Agency oo aad markasta uga bar...
18/10/2022

Fursadaha waa kuwa aan xad lahayn, adiguse ha dayacin.

Shirkadda Kaaftoon Travel & Tourism Agency oo aad markasta uga barateen dal-ku-gal (Visa) degdeg ah waxa ay idin heysaa fursad Visa Waxbarasho qiima-jaban oo aad ku heli doonto maalmo kooban

FG: Waxaad heysataa fursad kale oo qiima-dhimis %30.

Waxii faah-faahin ah; kala xiriir;

πŸ“§ [email protected]
☎️843909 / (+252) 611609064.

Dabaqa Daaru-Towxiid, Makka-Almukarrama, Mogadishu-Somalia.

Shirkadda Kaaftoon oo aad uga barateen dal ku gal iyo tikidho qiima jaban waxay idin soo bandhigeysaa fursad dal ku gal ...
08/10/2022

Shirkadda Kaaftoon oo aad uga barateen dal ku gal iyo tikidho qiima jaban waxay idin soo bandhigeysaa fursad dal ku gal oo qiima jaban.

Ma tahay qof daneynaya in uu helo dal-ku-galka (Visa) Dalka Yugaandha (Uganda), waxaan kuu heynaa Visa qiima jaban oo aad kuheleyso muddo kooban.

Hadda dalbo oo ku dalbo qiima-lacageed aad u yar oo ah $210 kaliya.

Waxii faahfaahin ah kaa xiriir;

+252611609064/0611609065

Shirkadda Kaaftoon Travel & Tourism AgencyWaxay kuu soo saareysa dal ku galka1 TURKEY πŸ‡ΉπŸ‡·2 KENYA.  πŸ‡°πŸ‡ͺ3 UGANDA πŸ‡ΊπŸ‡¬4 SOUTH S...
27/07/2022

Shirkadda Kaaftoon Travel & Tourism Agency
Waxay kuu soo saareysa dal ku galka
1 TURKEY πŸ‡ΉπŸ‡·
2 KENYA. πŸ‡°πŸ‡ͺ
3 UGANDA πŸ‡ΊπŸ‡¬
4 SOUTH SUDAN πŸ‡ΈπŸ‡Έ
Iyo wadamo kale.

Kaaftoon Group ugu kaalay qiimo jaban iyo
Adeeg degdeg siimo ah

Weliba waxaan kuu heynaa
Local & international Tickets oo Qiimo jaban

Nagala soo xiriir
0611609064/0611609065/843909

Kaaftoon Travel & Tourism Agency  oo aad markasta uga barateen dal-ku-gal (Visa) deg-deg ah waxa ay idin heysaa fursad V...
13/07/2022

Kaaftoon Travel & Tourism Agency oo aad markasta uga barateen dal-ku-gal (Visa) deg-deg ah waxa ay idin heysaa fursad Visa qiima-jaban

1- Kenya

Waxa aad ku heli doontaa visaha muddo kooban oo deg-deg ah hadduu Alle idmo.

Waxii faah-faahin ah; kala xiriir;

πŸ“§ [email protected]
☎️843909 / (+252) 611609064.

Dabaqa Daaru-Towxiid, Makka-Almukarrama, Mogadishu-Somalia.

Address

Daru Towhid 2th Floor, Makka Al Mukarramah Road
Mogadishu
252611609064

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252611609064

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaftoon Travel & Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaaftoon Travel & Tourism Agency:

Share

Category