02/08/2026
๐ข Ogeysiis Dadka ku nool Nairobi, Kenya! ๐ฐ๐ช๐
Ma qorsheynaysaa inaad sanadkan Cumro aaddo?
Al-Nuureyn Travel & Tourism Agency waxay kuu diyaarisay safar dhamaystiran oo ka baxaya Nairobi kuna socda Jeddah.
๐๏ธ Taariikhaha Safarka:
โ๏ธ Bixitaan: 08 August
๐ฌ Soo Laabasho: 21 August
Xirmada waxaa ku jira:
โข ๐๏ธ Hoteello VIP ah oo ku yaal Makkah & Madinah
โข โ๏ธ Tigidhka safarka (Go & Return)
โข ๐ Visa-ha Cumrada
โข ๐ Ziyaarooyinka Makkah & Madinah
โข ๐ Gaadiidka (Go & Return)
Ha seegin fursaddan qaaliga ah ee aad ku gudan karto Cumrada adigoo helaya adeeg tayo leh iyo daryeel buuxa.
๐ Xafiiska: Unit: 09, Floor:4, Al amin shopping,
Nairobi-Kenya
๐ Nala soo xiriir maanta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah .
wa.me/+254798886805 wa.me/+252612777378 wa.me/+252638002152
Boosaska waa xaddidan yihiin โ Isdiiwaangeli maanta si aad u xaqiijisato safarkaaga!