Saabir Travel

Saabir Travel Waa Shirkad ka Shaqeysa Arimaha Safarada

makuu qorsheysan tahay in aad soo cumreysato 10-ka dambe ee ramadaan kusafar Saabir Travel sikalsooni ah!!.haka harin ci...
08/03/2026

makuu qorsheysan tahay in aad soo cumreysato
10-ka dambe ee ramadaan
kusafar Saabir Travel sikalsooni ah!!.

haka harin cibaadada haddii aad awoodid
📞 Nagala soo xiriir: https://wa.me//+252612476262

Kudalxiis Saabir Travel oo hakuu fududeyo safarkaagakadhigo saaxiibka safarkaaga saabir travel
21/02/2026

Kudalxiis Saabir Travel oo hakuu fududeyo safarkaaga
kadhigo saaxiibka safarkaaga saabir travel

RAMADAAN KARIIM Waxan idinkugu bishareynayaa dhamaan umadda soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee ramadaanilahay ha...
18/02/2026

RAMADAAN KARIIM
Waxan idinkugu bishareynayaa dhamaan umadda
soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee ramadaan

ilahay hanaga acmaasha wanaagsan
كُلُّ عَامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْر

UMRO PACKAGE !!! ✈️Dhamaan xujeyda jecel in soo cumreyso Waxaan idin diyaariney package cumro kaas oo ka kooban dhamaan ...
16/02/2026

UMRO PACKAGE !!! ✈️
Dhamaan xujeyda jecel in soo cumreyso Waxaan idin diyaariney package cumro kaas oo ka kooban dhamaan waxyaabaha aad u baahan tihiin

from Mogadishu TO✈️ Saudi Arabia
kusafar Saabir Travel sikalsooni ah!!.
haka harin cibaadada haddii aad awoodid

📞 Nagala soo xiriir: https://wa.me//+252612476262

Fududeynta safarkaaga kenya ayaan qeyb weyn kanoqon karnaa Saabir Travel saaxiibka safarkaaga from Mogadishu TO✈️ KenyaF...
24/01/2026

Fududeynta safarkaaga kenya ayaan qeyb weyn kanoqon karnaa Saabir Travel saaxiibka safarkaaga

from Mogadishu TO✈️ Kenya
From kenya TO✈️Mogadishu

kusafar Saabir Travel sikalsooni ah!!.
📞 Nagala soo xiriir: https://wa.me//+252612476262

jumca wanaagsan { إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَل...
09/01/2026

jumca wanaagsan
{ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾





ku cumreyso sanadka 2026 qiimo jaban🕋waxaan kuheynaa visa-ha dalka sacuudiga iyo Ticket go and back from Mogadishu TO✈️ ...
04/01/2026

ku cumreyso sanadka 2026 qiimo jaban🕋
waxaan kuheynaa visa-ha dalka sacuudiga
iyo Ticket go and back

from Mogadishu TO✈️ Jeddah
From Jeddah TO✈️Mogadishu

kusafar Saabir Travel sikalsooni ah!!.
📞 Nagala soo xiriir: https://wa.me//+252612476262

waxaad naga heleysaa dhamaan Ticket-yada dalka guud ahaan adigoo kusafraya ama alaab lagu geynayoku safar Saabir Travel ...
27/12/2025

waxaad naga heleysaa dhamaan Ticket-yada dalka
guud ahaan adigoo kusafraya ama alaab lagu geynayo

ku safar Saabir Travel si kalsooni ah !!
kuna aamin alaabtada!!

📞 Nagala soo xiriir: https://wa.me//+252612476262

ku dalxiis sanadka cusub labada dal ee ugu saameynta badan dhanka dalxiiska.adeegyada aan kuu sameyn doono ayaa ah:✅in a...
24/12/2025

ku dalxiis sanadka cusub labada dal ee ugu saameynta badan dhanka dalxiiska.
adeegyada aan kuu sameyn doono ayaa ah:

✅in aan kuu heli doono visa-ha iyo Ticket-ka dalku galka turkey iyo malaysia

✅in aan kuu booking gareyno hotel-ka aad degi lahayd

✅in aan kugu caawin doono in aad si nabad ah ugu dalxiisto meelaha ugu saameynta badaan dalalka turkey ama malaysia

ku safar Saabir Travel si kalsooni ah!

📞 Nagala soo xiriir: https://wa.me//+252612476262

Jumca mubaarak
19/12/2025

Jumca mubaarak


Address

TCC Building, Taleh
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saabir Travel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saabir Travel:

Share

Category