Amanah Travel Agency & Cargo

Amanah Travel Agency & Cargo Trip Everywhere Local and International

Waaxaan idiin diyaar ah dhammaan Visayaasha Wadamada kala ah:Kenya, Uganda, Egypt, Turkey, Hidia iyo Cyprus.Hadda dalbo ...
16/06/2025

Waaxaan idiin diyaar ah dhammaan Visayaasha Wadamada kala ah:
Kenya, Uganda, Egypt, Turkey, Hidia iyo Cyprus.

Hadda dalbo Visahaaga, oo waqti gaaban kuhel.

Nagla soo xariir 0615088897

NOOGU IMOOW DHAMMAAN TIKIDHADA GOBOLLADA DALKA OO IDIL. Hadda dalbo oo hadda hel. Nagala soo xariir 0615088897
12/06/2025

NOOGU IMOOW DHAMMAAN TIKIDHADA GOBOLLADA DALKA OO IDIL.

Hadda dalbo oo hadda hel.

Nagala soo xariir 0615088897

07/06/2025

AMMANAH TRAVEL AGENCY & CARGO

Adeegyada aan kuu hayno waxaa kamid ah;

1) Local Tickets, oo aan kuula heelannahay dhammaan tikidhada Gobollada Dalka.

2) International Tickets, oo aan kuugu diyaarinay tikidhada waddamada kala ah;
1. Kenya
2. Ethoipia
3. Uganda
4. Egypt
5. Djbouti iyo
6. Tanzania

3) Visa Processing , oo aan si Deg-degsiimo ah kuugu soo saari doono dalku galkaaga, adiga oo uusan kaa lumin waqti badan.

4) Qaadista iyo keenista Alaabaha, Cargo Delivery, waxa aan alaabtaada kuu geyn doonaa meel waliba oo aad u baahantahay si ammaan ah.

AMMANAH TRAVEL AGENCY & CARGO, waa fududeeyaha safarkaaga , oo Ammaan ah.

Si aad u hesho macluumaad dheeri ah la xariir numbarka shaashadda ku qoran;

0615088897
0685088897

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta ah meelkaste oo ay joogaan, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Eidul-Adha.    ...
05/06/2025

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta ah meelkaste oo ay joogaan, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Eidul-Adha.

Waxaan kuu haynaa Adeeg Cargo oo Deg-deg ah, innagoo alaabtaada kuu geyn doonno meel waliba ee aad u baahantahay, si amm...
04/06/2025

Waxaan kuu haynaa Adeeg Cargo oo Deg-deg ah, innagoo alaabtaada kuu geyn doonno meel waliba ee aad u baahantahay, si ammaan ah.

Nala soo xariir hadda, oo ha iska lumin waqti badan.

Naga soo wac 0615088897

Waxaan kuu heynaa Tikidhada Gudaha iyo Dibadda. Nagala soo xariir 0615088897
29/05/2025

Waxaan kuu heynaa Tikidhada Gudaha iyo Dibadda.

Nagala soo xariir 0615088897

Adeegyadeennu waa kuwo kaa haqabtiraya dhammaan baahiyahaaga laxariiro Travel Agency & Cargo.Nala soo xariir hadda, si a...
24/05/2025

Adeegyadeennu waa kuwo kaa haqabtiraya dhammaan baahiyahaaga laxariiro Travel Agency & Cargo.

Nala soo xariir hadda, si aan kuugu boobsiino safarkaaga.

Naga soo wac 61 5088897

Adeegyadeennu waa kuwo deg-deg ah, Ammaanana leh.Nagala soo xariir 61 5088897
22/05/2025

Adeegyadeennu waa kuwo deg-deg ah, Ammaanana leh.

Nagala soo xariir 61 5088897

Naga Jaro ticket, oo ku raaxeyso safarkaaga. Nagala soo xariir 0615088897
21/05/2025

Naga Jaro ticket, oo ku raaxeyso safarkaaga.

Nagala soo xariir 0615088897

Adeegyadeennu waa kuwo tayo sare leh, waxaana diyaar kuugu nahay haqabtirka baahidaada safar dal iyo dibadba .Nagala soo...
18/05/2025

Adeegyadeennu waa kuwo tayo sare leh, waxaana diyaar kuugu nahay haqabtirka baahidaada safar dal iyo dibadba .

Nagala soo xariir: 61 5088897

Amanah Travel Agency & Cargo Waxaan aad ugu faraxsannahay in aan idin la-wadaagno Summaddeenna cusub ee Amanah Travel Ag...
11/05/2025

Amanah Travel Agency & Cargo
Waxaan aad ugu faraxsannahay in aan idin la-wadaagno Summaddeenna cusub ee Amanah Travel Agency & Cargo .

Amanah Travel Agency & Cargo Waxa ay heegan u tahay haqabtirka baahiyahaaga safar iyo Cargo, innagoo kuugu adeegi doono si hufan.

Ugu dambayn waxaan u mahadcelinaynaa bahda Aglad Creatives, oo inoo sameeyay Astaanteenna cusub. Mahadsanidiin.

Address

Wadajir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amanah Travel Agency & Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category