Eng Abdinajib Abdilahi Fantastic

Eng Abdinajib Abdilahi Fantastic Xee kaa dhibee hadaa like ku dhufatid share na ku dartid

Waxaan u hambalyaynayaa dhammaan ardaydii maanta ka qalin jabisay Jaamacadda SIMAD.Waxaana  hambalyadaas si gooni ah maa...
31/01/2018

Waxaan u hambalyaynayaa dhammaan ardaydii maanta ka qalin jabisay Jaamacadda SIMAD.
Waxaana hambalyadaas si gooni ah maanta xaq ugu yeeshay Ismaacill Axmed Maxamud oo ah ardayga sawirkiisu halkaan ka muuqdo.

Ismaaciil waxaad tusaale u noqotay dhammaan dadka baahiyda gaarka ah qaba ee Soomalaiyeed, waxa aad na bartay in aysan baahiyada gaarka aheyn jirka ee ay tahay doonista iyo Goaanka.

Ilaaheey waxaan kaaga baryayaa mustaqbal ifaya.

Guul iyo gobonimo

Gidoomiye thapit Jilbaha ayuu Dhulka Dhigtay si uu u muujiyo in ixtiraamka iyo Tixgelinta u hayo Muwadinkaasi Dhibaatadi...
08/11/2017

Gidoomiye thapit Jilbaha ayuu Dhulka Dhigtay si uu u muujiyo in ixtiraamka iyo Tixgelinta u hayo Muwadinkaasi Dhibaatadiiadii soobe caruur tiisii qaarkamida ku dhinteen

Gudoomiye Thapit Waa Shaqsi Dhalanyaro ah isla markana kasbaday Quluubta Soomaaliyeed .

Guul iyo Gobonnimo

Address

Mogadishu

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

616437843

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdinajib Abdilahi Fantastic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category