Socdaal travel agency

Socdaal travel agency civil servise

Ticket iyo visooyin qiimo jaban ah ugu imaaw
19/05/2022

Ticket iyo visooyin qiimo jaban ah ugu imaaw

Socdaal Travel Agency Wuxuu Diyaar kuula yahay Tikidhada Dalka iyo Dibadaba iyo Viso Qiimo ku Qanciya aad ku Heli I/A
09/05/2022

Socdaal Travel Agency
Wuxuu Diyaar kuula yahay Tikidhada Dalka iyo Dibadaba iyo Viso Qiimo ku Qanciya aad ku Heli I/A

SOCDAAL TRAVEL AGENCY
09/05/2022

SOCDAAL TRAVEL AGENCY

civil servise

11/07/2020

WARGELIN.!!!

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay,July 12, 2020, dib loo bilaabi doonto howlihii bixinta Baasaboorka.

Hadaba iyadoo laga taxadarayo waxyeelada caabuqa COVID-19 waxay Hay’addu soo saartay hab cusub oo laga doonayo muwaadiniintu in ay raacaan, wuxuuna noqonayaa sida soo socota:
-Xaruun kasta oo baasaboorka laga bixiyo waxay qaabili doontaa kala bar tiradii h**e loogu qaabili jiray (50%)
-Muwaadin walba oo imaanaya Xarumaha bixinta Baasaboorka waxaa laga doonayaa in uu xiranaado Af-xir (MASK) iyo Gacmo-gashi (Gloves) marka uu soo galayo xaruunta iyo inta uu gudaheeda ku jiro.

-Qofkasta waa inuu ilaaliyaa masaafada kala fogaanshaha ( Social Distance) iyadoo qof walba laga doonayo in uu istaago barta loo calaamadeeyay ama loo tilmaamey.

Dhanka kale, codsiyada baasaboorka ee muwaadiniinta ku nool Gobolka banaadir oo tiro ahaan ka badan deegaanada kale awgeed, waxaa loo Diyaariyay labada xaruumood ee baasaboorka laga bixiyo oo mid waliba qaabili doonto codsiyada muwaadiniinta degan degmooyinka raacsan sida:-

1:-XARUNTA CABDICASIIS (Dhismaha Wasaaradda Kalluumeysiga): waxay qaabili doontaa codsiyada muwaadiniinta ku nool 8- Degmo oo kala ah: -Cabdicasiis, KAARAAN, HILIWAA, SHIBIS, SHANGAANI, BOONDHEERE, XAMARWEYNE, YAAQSHIID.

2:- XARUNTA HODON (Guriga Shaqaalaha):- waxay qaabili doontaa codsiyada muwaadiniinta ku nool 9-Degmo oo kala ah : -HODON, WAABARI, WARTA-NABADA, WADAJIR, KAXDA, DEYNIILE, HOWLWADAAG, XAMAR JAJAB, DHARKEYNLEEY.

Ugu dambeyn, HSJ waxey ka codsaneysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay nidaamka iyo hababka cusub dhowraan, isla markaana la shaqeeyaan howl-wadeenada naftooda huraya ee u adeegaya waqtiga adag.

Saacaddaha qabashada araajida waa: 8:00am - 12:00 pm

WABILAAHI TOWFIIQ

23/11/2018

Jimca mubaarak dhammaan macaamiisheena sharafta leh

Address

Sodonka
Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Socdaal travel agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category