Cigalle Travel Agency

Cigalle Travel Agency Cigalle Travel Agency Waxay Ka Shaqeysa Soo Saarista VISA-HA Waxbarashada , Caafimadka & Dalxiiska Sidoo Kle TICKET-YADA Gudaha & Dibadda .

Kala Xariir 0613200569

  Cigalle  Travel Agency Waxa  uu idin Diyaariyay Macamisheena Doonaysa in ay Soo Cumraystaan Bisha Ramadaan Adeeg Cumro...
02/02/2025



Cigalle Travel Agency Waxa uu idin Diyaariyay Macamisheena Doonaysa in ay Soo Cumraystaan Bisha Ramadaan Adeeg Cumro Oo Dhamaystiran.
1- qiimaha qofka 2,100
2. qiimaha qofka Sanad kubixinaya 2,300

Nagasoowac 61 3200569/ 615661169


kasoo horjeedka Maka Almukarama.

  Cigalle  Travel Agency Waxa  uu idin Diyaariyay Macamisheena Doonaysa in ay Soo Cumraystaan Adeeg Cumro Package Dhamay...
16/12/2024



Cigalle Travel Agency Waxa uu idin Diyaariyay Macamisheena Doonaysa in ay Soo Cumraystaan Adeeg Cumro Package Dhamaystiran
1- Visaha Cumrada
2- Ticket Sii socod iyo Soo noqod
3- Gaadiidka ku qaadaya
Jeddah - Madinah
Madinah - Jeddah
4- Hotel Madiina (3-Days)
5- Ziyaarah Madiina
6-Hotel Makkah (11-Days)
7- Culimo ku hagaysa

Nagasoowac 61 3200569/ 615661169


kasoo horjeedka Maka Almukarama.

dhamaan macaamisha sharafta leh waxaad naga heleysaan  ticket iyo viza qiimo jaban ee dalalka Hoos ku xusan kalxariir nu...
20/10/2024

dhamaan macaamisha sharafta leh waxaad naga heleysaan ticket iyo viza qiimo jaban ee dalalka Hoos ku xusan kalxariir numberka hose 0613200569

Macmiil waxaan kuu keenay Fiisaha dalka Belarus 🇧🇾 muddo kooban iyo qiimo macquul ah.Waxaad ku heleysaa muddo labo isbuu...
19/10/2024

Macmiil waxaan kuu keenay Fiisaha dalka Belarus 🇧🇾 muddo kooban iyo qiimo macquul ah.
Waxaad ku heleysaa muddo labo isbuuc ah fiisaha dalka Belarus 🇧🇾 ka faa'iideyso oo nagala soo xiriir ciwaanadan hoose.
Ama Nagu soo booqo xarunteena wadada maka al-mukarama .
WhatsApp: 613200569 .
mahadsanid

Address

Maka Al-Mukarama
Mogadishu

Telephone

+905349651533

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cigalle Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cigalle Travel Agency:

Share

Category