Manazil Construction & interior designs

Manazil Construction & interior designs Welcome to the Manzil page. Banana’s experienced professionals have the knowledge and understanding to provide creative solutions that meet your needs.

Here you can explore the wide range of services we offer, including all types of construction work, interior finishing for any space, and expert advice and insights related to building and design. Banana Marketing & Events is a unique full-service marketing and event planning company with a wide range of capabilities and experience. Our mission is to offer creative solutions to meet your marketing and event planning needs. Services we offer:
 Design & Print Marketing Material
 Distribute Marketing Material to target market
 Use our expert service to promote your marketing material on various social media portals.( Facebook, Twitter, LinkedIn, YouTube )
 Design & Branding

Printing Marketing materials:

 Brochures, Catalogues
 Logo
 Banners , Posters and Stickers
 Roll-Ups, and Billboards
 Vehicle graphics
 Newsletters
 Corporate gifts: T-Shirts, Mugs, Pen, Notebooks, Laptop bags, Backpacks
 Calendars
 Invoices

Eid Mubarak تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال Dhamaan Musliminta Waxaan La wadageynaa Faraxdda ciidul fidri.Nabad Ku ciid...
19/03/2026

Eid Mubarak
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Dhamaan Musliminta Waxaan La wadageynaa Faraxdda ciidul fidri.

Nabad Ku ciida.


25/02/2026

Waxaa naqshadeyn heerkedu sareyso u sameynay 1+Cut Barber.

Waxaan ugu shaqeynay si heer sare ah iyo qibrad buuxda

Macamiil hadii aad daneyneyso inaan ku qabano shaqo qurux badan oo kuu tumeyno riyadaada
Nala soo xiriir maanta oo aan kuu shaqeyno beri.

Contact:
+252-615506684
+252-619447722



19/02/2026

Waxa interior design u sameynay inovii digital service.
Shaqoyinka an u wabaney waa partitions oo aan kula qeybinay 3 xafiis.

inta aan fulin mashruca waxa la wadaagnay design 3D ah oo aan ku dabaqnay goobta.
Waxey ku qanceen designkas ugu danbeenna waxan u fulinay as reality.

Shirkadda Manazil waa shirkaddi kugu haboned ee aad ku aamini laheyd goobtaada.

Nagala soo xiriir
+252615506684
68 7548899




Rumadan Karem Dhamaan muslimiinta gaar ahaan Umadda somaaliyeed waxaa la wadageynaa curashada bisha barakeysan Ee Ramada...
18/02/2026

Rumadan Karem

Dhamaan muslimiinta gaar ahaan Umadda somaaliyeed waxaa la wadageynaa curashada bisha barakeysan Ee Ramadaan.

Alle hana wafajiyo bishan kheyrkeeda.
Ramadab Mubarak.



Naqshadan Waxa U sameynay Innovii Digital Service.Innovii waxay kamid tahay macamisha inagu xiran.Naqshadan Waa Nnaqshad...
14/02/2026

Naqshadan Waxa U sameynay Innovii Digital Service.
Innovii waxay kamid tahay macamisha inagu xiran.

Naqshadan Waa Nnaqshad loo sameeyay in lagu kala qeybiyo qol baxadiisu tahay 7m×5m.

Waxa u kala qeybinay 3 office mid welibana uu yahay mid Waasac ah.

Dhawaan waxaan idinla wadaagi doonnaa Fulinteeda i.a

Hadii aad daneyneyso in laguugu sameyo goobtaada design qurux badan, waxaa kuu diyaaar ah Shirkadda Manazil Construction & interior designs oo U taagan u adeegidda Bulshadda Sida ugu quruxda badan.

Nagala soo xiriir:

+252-615506684
68 7548899






✨ Mashruuc Cusub.Macaamiil ayaan u sameynay design 3D ah oo loogu talagalay goob isugu jirta maqaaxi,Cafeteria iyo priva...
07/12/2025

✨ Mashruuc Cusub.

Macaamiil ayaan u sameynay design 3D ah oo loogu talagalay goob isugu jirta maqaaxi,Cafeteria iyo private rooms oo ka kooban 12qol, cabirkiisuna yahay 14m x 8.5m.

Macamilku wuxuu nala wadaagay aragtidiisa iyo sida uu u rabo in goobtu u ekaato, waxaana ka kaashanay talooyinka iyo hal-abuurka si loo helo design:
✅ Goobta ku habboon
✅ Qurux iyo soo jiidasho sare leh
✅ Nidaam casri ah oo shaqeynaya

Ugu dambeyn, waxaan u diyaarinay 3D design-kaas quruxda badan, macaamiilkuna wuu ku qancay — Alxamdulillah! 🙌

📍 Dhawaanna waan fulin doonaa, Insha Allah

Haddii aad tahay macaamiil doonaya:
- Design qurux badan oo goobtaada ku habboon
- In laguu sameeyo 3D aragti ah kahor inta aan la fulin
- Goob casri ah oo dadka soo jiidato

📣 Ha sugin beri! Nala soo xiriir maanta

📞 +252-615506684
📞 +252-619447722

Manazil — Waxaan aragtidaada u bedelnaa xaqiiqo qurux badan.🏗️

Address

Taleeh
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252617484854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Manazil Construction & interior designs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Manazil Construction & interior designs:

Shortcuts

Share