Standard Travel and Cargo Agency

Standard Travel and Cargo Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Standard Travel and Cargo Agency, Travel Company, Taleh, Hodan, Mogadishu.

Standard Travel and Cargo Agency  waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ee ku guuleystay...
15/08/2026

Standard Travel and Cargo Agency waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ee ku guuleystay ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž, waxa uuna u rajaynayaa mustaqbal ifaya iyo guulo kale oo waaweyn.



๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™โœจ๐Ÿ•ŒStandard Travel and Cargo Agency Maanta waa maalin barakeysan, aan badino cibaadada, ducooyinka, iyo sa...
14/08/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™โœจ๐Ÿ•Œ

Standard Travel and Cargo Agency Maanta waa maalin barakeysan, aan badino cibaadada, ducooyinka, iyo sadaqada.

๐Ÿ“ฟ
โœˆ๏ธŽ ๐ŸŒŽ
๐Ÿ›ฃ๏ธ
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ.
01/07/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰
๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ.


Khamiista soo socota 10/01/1448 H, kuna beegan 25/06/2026 M waa maalinta 10-aad ee bisha Muxarram, waana maalintii uu Al...
23/06/2026

Khamiista soo socota 10/01/1448 H, kuna beegan 25/06/2026 M waa maalinta 10-aad ee bisha Muxarram, waana maalintii uu Alle (SW) Nabi Muuse ka badbaadiyay Fircoon iyo kooxdiisii.

Rasuulkeenna (NNKH) oo soonka maalintan wax laga weyddiiyay wuxuu yiri, โ€œWaxaan Alle ajar uga xisaabsanayaa inuu iigu dhaafo dembiga sannadkii hore.โ€

Waxaa sunno ah inaan soonka maalintan raacinno maalinta ka horreysa oo ah berri oo Arbaco ah ama maalinta ka dambeysa oo Jimce ah.

๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ก๐š๐ซ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ก๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐‘๐š๐›๐›๐ข ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š๐ ๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ!Standard Travel and Cargo Age...
16/06/2026

๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ก๐š๐ซ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ก๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐‘๐š๐›๐›๐ข ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š๐ ๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ!

Standard Travel and Cargo Agency hambalyada dhalashada sannadka cusub ee Hijriyada 1448 lawadaageynaa Ummadda Islaamka gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan Allaah weyddiisaneynaa inuu sannadkan cusub inooga dhigo mid barwaaqeysan.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŸ Hantiyay macaan waa middaan hooy lagaa odhan!Garsoore  Omar Abdulkadir Artan  ku soodhowow dhulkaaga hooyo (dhulkii ...
10/06/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŸ Hantiyay macaan waa middaan hooy lagaa odhan!

Garsoore Omar Abdulkadir Artan ku soodhowow dhulkaaga hooyo (dhulkii udgoonaa) oo lagaa jecelyahay.

1. Inaan kuu adeegoo
2. Adduunyada intaan jiro
3. Waajibkaaga oofshaan
4. Axdi kuugu marayaa arligeygoow
5. Ninkase kaa ordee
6. Kaa abaal dhacay
7. Ab looga har inaad tahay sooma oga
8. Dhaxal awoowe inaad tahay sooma oga
9. Isagu inuu ku leeyahay sooma oga.

Ciid Mubarak dhamaan umadda Muslimiinta.  Faraxad iyo damaashaad ku ciida .
26/05/2026

Ciid Mubarak dhamaan umadda Muslimiinta. Faraxad iyo damaashaad ku ciida .

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ‘จโ€โœˆ๏ธ๐Ÿ”จdhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan Hawlwadeennada Standard Travel and Cargo Agency .Waxaan idink...
01/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ‘จโ€โœˆ๏ธ๐Ÿ”จdhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan Hawlwadeennada Standard Travel and Cargo Agency .
Waxaan idinkaga mahadcelinaynaa shaqadiinna hufan iyo dadaalkiinna joogtada ah. ๐Ÿ‘

Waxaan idiin rajeyneynaa baraare & caafimaad

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™โœจ๐Ÿ•ŒMaanta waa maalin barakeysan, aan badino cibaadada, ducooyinka, iyo sadaqada.  ๐Ÿ“ฟ  โœˆ๏ธŽ    ๐ŸŒŽ  ๐Ÿ›ฃ๏ธ   ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
01/05/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™โœจ๐Ÿ•Œ

Maanta waa maalin barakeysan, aan badino cibaadada, ducooyinka, iyo sadaqada.

๐Ÿ“ฟ
โœˆ๏ธŽ ๐ŸŒŽ
๐Ÿ›ฃ๏ธ
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Standard Travel and Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Standard Travel and Cargo Agency:

Shortcuts

Share

Category