28/07/2025
Waa talaabo iyo guul aad u weyn oo Dalkeena Soomaaliya gaarayo muddo 30sano kadib in aan dib u soo iibsano Diyaarado wadanku leeyahay oo lagu magacaabo Soomali Airline. Waxaan leenahay ugu horeyntii Alxamdulillah.MACAMIISHEENA WAXAAN LEEYAHAY IYO BULSHADA SOOMAALIWEYN HAMBALYO MEEL KASTOO AAD JOOGTAANBA.