Dalsom Travel Agency

Dalsom Travel Agency Dalsom Travel Agency is a professionally oriented company offering a complete range of services

Ramadan Mubarak 🌙Shirkadda Dalsom Travel Agency waxay idiinku hambalyeynaysaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan, wa...
18/02/2026

Ramadan Mubarak 🌙

Shirkadda Dalsom Travel Agency waxay idiinku hambalyeynaysaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxayna idiin rajeynaysaa Ramadaan kheyr, barako iyo barwaaqo leh.

Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka suuban. 🤲

Haddii aad qorsheyneyso inaad u baxdo safar Cumro,Dalsom Travel Agency ayaa kuu diyaarisay dhammaan adeegyada Cumrada:✔️...
20/01/2026

Haddii aad qorsheyneyso inaad u baxdo safar Cumro,
Dalsom Travel Agency ayaa kuu diyaarisay dhammaan adeegyada Cumrada:

✔️ Ticket go & back
✔️ Hotel Makkah – 11 maalmood
✔️ Hotel Madiinah – 3 maalmood
✔️ Bus-ka safarada & booqashooyinka

Hadda nala soo xiriir si aad uga faa’iideysato fursaddan:
📞 Call / WhatsApp: https://wa.me/+252612683398

📧 Email: [email protected]

Safar Cumro oo fudud, nidaamsan, isla markaana ammaan ah.

✈️ لا تنسى دعاء السفر 🤲الدعاء زاد المسافر، وبه تطمئن القلوب وتُحفَظ الطرق.نسأل الله لكم سفرًا آمنًا، ميسّرًا، وعودةً سال...
03/01/2026

✈️ لا تنسى دعاء السفر 🤲
الدعاء زاد المسافر، وبه تطمئن القلوب وتُحفَظ الطرق.
نسأل الله لكم سفرًا آمنًا، ميسّرًا، وعودةً سالمة بإذن الله.

سافر بثقةمع Dalsom Travel Agency… وابدأ رحلتك بالدعاء.

Call or WhatsApp: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]


Ma qorsheyneysaa safar Mogadishu to Garowe ah? 🛫Dalsom Travel Agency ayaa kuu sahlaysa safarkaga si degdeg ah oo raaxo l...
26/10/2025

Ma qorsheyneysaa safar Mogadishu to Garowe ah? 🛫

Dalsom Travel Agency ayaa kuu sahlaysa safarkaga si degdeg ah oo raaxo leh!

Ka dalbo hadda tikidhgaaga duulimaad ee Mogadishu to Garowe.

Fadlan Kala soo xiriir si aad ugu hesho waqti kooban:

Call or WhatsApp: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Dalsom Travel Agency ayaa kuu fududaynaysa inaad hesho Visa-ha Dalalka Kenya, Uganda, iyo Masar.✅ Waqti kooban✅ Qiimo ja...
12/10/2025

Dalsom Travel Agency ayaa kuu fududaynaysa inaad hesho Visa-ha Dalalka Kenya, Uganda, iyo Masar.

✅ Waqti kooban
✅ Qiimo jaban
✅ Adeeg lagu kalsoon yahay

Nagala soo xiriir:

Call or WhatsApp: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

✈️ Dalsom Travel AgencyWaxa ay idiin soo diyaarisay adeeg dhammeystiran oo aad ku gudan kartaan acmaasha barakaysan ee H...
24/09/2025

✈️ Dalsom Travel Agency

Waxa ay idiin soo diyaarisay adeeg dhammeystiran oo aad ku gudan kartaan acmaasha barakaysan ee Hajj & Cumrah. 🕋🕌

Hadaba si aad ugu hesho:

✅ Waqti kooban
✅ Qiimo Jaban

Nagala soo xiriir:

𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Ma qorsheyneysaa in aad u safarto dalka Uganda?Hadda ka dalbo Visaha Dalka Uganda & Ticket Shirkadda Dalsom Travel Agenc...
16/09/2025

Ma qorsheyneysaa in aad u safarto dalka Uganda?

Hadda ka dalbo Visaha Dalka Uganda & Ticket
Shirkadda Dalsom Travel Agency

Nagala soo xiriir:

𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

🕋 UMRAH PACKAGE ✈Ma rabtaa inaad safar barakaysan ku tagto Makka & Madiina?Dalsom Travel Agency waxa ay kuu heysaa xirmo...
10/09/2025

🕋 UMRAH PACKAGE ✈

Ma rabtaa inaad safar barakaysan ku tagto Makka & Madiina?

Dalsom Travel Agency waxa ay kuu heysaa xirmo Umrah Package oo dhammeystiran.

✅ Tikidhka duulimaadka
✅ Waqti kooban
✅ Qiimo Jaban

Nagala soo xiriir:

Call or WhatsApp: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Address

H/Wadaag, Bakaro
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsom Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category