Sahal Enterprise

Sahal Enterprise Sahal Enterprise waa shirkad bixisa adeegyada safarka, fiisaha, waxbarashada dibadda, iyo dalxiiska.

Waxaan kaa caawinaa inaad si fudud oo kalsooni leh u gaarto himilooyinkaaga safar iyo waxbarasho.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha shirkada Sahal Enterprise waxa ay dhambaal hambalyo ah u dira...
26/05/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha shirkada Sahal Enterprise waxa ay dhambaal hambalyo ah u dirayaan ciidul adxa awgeed umada muslimiinta ah iyo dhamaan ardayda soomaaliyeed oo ah saxiibka keliya ee shirkada waxaana aanu leenahay farxad ku ciida dhamaan tiin bash bash iyo barwaaqo.

Eid Mubarak.!!

28/07/2025

:Dhamaan ardayda danaynaysa jaamacadahan waxay shirkada SAHAL ENTERPRİSE idiin haysaa qiimo dhimis iyo scholorship free ah fadlan nagu soo booqo xarumaheena Ankara iyo İstanbul.

27/06/2025
20/06/2025
10/06/2025

Waxa ay shirkadda SAHAL ENTERPRİSE idiin haysaa dhammaan admissions ka Jaamacadahan, sidoo kale waxay idiin haysaa scholorship full ah.

Fadlan nalaga soo xiriir dhamaan numberada hoos ku qoran.

08/08/2023

Ka faaiidaysi wacan dhamaan ardayda danaynaysa jaamacada Ostim teknik university, fadlan horey u soo gaar xarumaha sahal interprise ee Ankara iyo Istanbul.

Waxaynu macamiisheena sharafta leh ogaysiinaynaa inaynu u hayno full scholarship oo uu ku jiro sanadka preparation_ka lu...
18/07/2023

Waxaynu macamiisheena sharafta leh ogaysiinaynaa inaynu u hayno full scholarship oo uu ku jiro sanadka preparation_ka luuqada ee fadlan horey u gaar xarumaha SAHAL INTERPRISE ee Ankara iyo Istanbul.

14/07/2023

Ka faa'iidaysi wacan dhamaan ardayda danaynaysa jaamacada Ostim teknik university.

Address

Mogadishu
34096

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+905525568482

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahal Enterprise:

Shortcuts

Share

Category