Duuliye

Duuliye Duuliye is Digital travel technology company, offering services such as OTA services , Distribution

Duuliye is Somalia's first and largest travel technology company, offering services such as OTA services , Distribution platforms for travel agents, and airline reservation systems. Duuliye platform simplifies how suppliers, agencies, and travelers connect all through one next-generation platform, it delivers more content, modern retail capabilities, and the best value. so they can sell better and

faster, with less frustration and more profit in every click. in the other side Duuliye is the only online travel agency in somalia right now, providing online travel services including airline tickets, domestic and international flight booking, Hajj and Umrah packages. The company has also undertaken certain steps to Spread its wings to all African countries to make travelling in africa more stress free.

Jimca wanaagsan 📿Bal sawiro adiga oo joogo gurigaaga oo iska jamceysanaya  haddii aad jiifkaaga aad ku jaran karto ticke...
19/09/2025

Jimca wanaagsan 📿
Bal sawiro adiga oo joogo gurigaaga oo iska jamceysanaya haddii aad jiifkaaga aad ku jaran karto ticket-kaaga.
Saw duni hormartay oo duuliye hogaaminaya ma aha.
Maansha allaha



Macaamiil, adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga ama goobtaada ganacsiga, waxaad si fudud uga jaran kartaa abka Duuliye ti...
18/09/2025

Macaamiil, adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga ama goobtaada ganacsiga, waxaad si fudud uga jaran kartaa abka Duuliye tikidhkaaga iyo hoteelkaaga. Hadda lasoo dag ama booqo boggayaga internetka ee https://duuliye.com/




Ma waxaad tahay Dadka jecel iney daaqadda furaan si ay daruuraha u daawadaan mise kuwa xirta si ay u seexdaan?
16/09/2025

Ma waxaad tahay Dadka jecel iney daaqadda furaan si ay daruuraha u daawadaan mise kuwa xirta si ay u seexdaan?



Address

Duuliye
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duuliye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Duuliye:

Share

Category

Najashi East Africa Marketplace.

Najashi waa suuq ganacsi oo caalami ah kaasoo la aas-aasay 2018, sidoo kalena loogu talagalay in oo horumar balaaran ka sameeyo suuq geynta badeecoyinka kala duwan.

Ahmiyada loo aas-aasay suuqaan ayaa ah in wax laga bedelo hanaanka qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato, kaas oo ah mid aan saameyn badan leheyn.

Najashi ayaa fursad u siinaya ganacsiyada yar yar iyo kuwa waaweyn iney ku iibiyaan badeecoyinkooda, isagoo u damaanad qaadaaya in oo u sameyn doono suuq geyn balaaran sidoo kalana oo macmiilka wax iibsaday guriigsa ugu geyn doono shayga oo ka iibsaday ganacsiyada isticaama adeegaan.