Mideeye youth development organization

Mideeye youth development organization Mideeye youth Development Organization

URURKA HORMARINTA DHALINYARTA EE MIDEEYE waxaa uu bogaadinayaa doorashada qof iyo cod ee wadanka ka bilowday Si guud dha...
15/04/2025

URURKA HORMARINTA DHALINYARTA EE MIDEEYE

waxaa uu bogaadinayaa doorashada qof iyo cod ee wadanka ka bilowday

Si guud dhalinyarta waxaan ugu baaqaynaa inay iska diwan galiyaa. Goobaha kararka cod bixinta oo ay qaataan kaarka cod bixinta

Muwaadin xuquuqdaada muwaadin ee in aad doorato ama lagu doorto ah waa inaad ilaashataa oo aad xaadirtaa goobaha kararka
Wabilaahi towfiiq

15/04/2025

DOORASHO QOF IYO COD BUU DADWAYNAHA DOONAYAAA?

waa hogaamiyaha ururka hormarinta dhalinyarta ee mideeye oo idin leh

Dhalinyaro si aad hogaanka dalka wax ugu yeelataan garab u noqda doorashada qof iyo cod ee wadanku galay

Wadankeena tirada ugu badan waa dhalinyaro dhibaatada ugu badana ayaga ayey saameysaa waxayna kaga bixi karaan inay doorashada qeyb ka noqdaan soona dhistaan qof ayaga u qalma oo hogaaminta dhalinyarta ka run sheega

UGU DANBEYN
ururdka mideeye wuxuu taagyersan yahay doorashada gacanta dad waynaha ku soo laabatay
Wabilaahi towfiiq

GADOOMIYAHA URURKA DHALINYARTA EE MIDEEYE Ayaa ka qeyb galay furitaankii kaarka cod bixinta doorashada qof iyo cod ee de...
15/04/2025

GADOOMIYAHA URURKA DHALINYARTA EE MIDEEYE

Ayaa ka qeyb galay furitaankii kaarka cod bixinta doorashada qof iyo cod ee degmooyinka gobolka banaadir

Gadoomiye mohamed iidow ayaa noqday qofkii 5 aad ee qaata kaarka cod bixinta waxaa uuna dhalinyarta guud ugu baaqay

Inay qaataan kaarka oo ay codkooda iyo gacantooda ku soo saartaan qofka ay u arkaan hogaan buuxin kara baahiyaha dhalinyarta

Si gaar ah gadoomiyaha ururka mideeye ayaa baaq u jeediyey dhalinyarta ku bahowday magaca mideeye waxaa uuna yiri waxaad xaq u leedihiin inaad wax doorataan lana idin doorto waxaana la rabaa inaad ka soo muuqataan safka h**e ee kaar qaadashada

Gadoomiyaha ururka dhalinyarta mideeye ayaa mar walba u taagan u kuur galista dhalinyarta iyo arimahooda
Wabilaahi towfiiq

15/03/2025

Si guud dhalinyarta waa udub dhaxaadka wadanka somaalia marka dhan walba ka fiiriso difaac dhaqaalo iyo dhan walba

14/03/2025

Mideeye waxaa uu xinbarsan yahay aragti iyo ahdaaf hormarin dhalinyaro ku dhisan waana afkaar biyo k**a dhibcaan ah wbilahi towfiq

12/03/2025

GADOOMIYHA URURKA HORMARINTA DHALINYARTA EE MIDEEYE?

Waxaa uu mar walba u taagan yahay dhismaha hormarinta iyo abaabulka dhalinyarta

Waxaa uu wakhtigiisa inta badan galiyaa garab istaaga dhalinyarta waxaa uu si khaas ah u ixtimaaa xafladaha dhalinyarta waana dhiiro galiye u heellan sidii uu dhalinyarta somaliyeed kalsooni ugu abuuri lahaa

Waxaa u qorshaysan
Dhalinyarta somaaliyeed inay hellaan fursado dhan walba ah oo ay ugu weyn tahay fursadaha siyaasada

Wuxuu qorshaynayaa sidii ay ku heli lahayeen xisbi siyaasadeed ama urur siyaasadeed dhalinyarta u gaar ah kaasoo ay miiska wadanka loga ariminaayo ku fadhiisan karaan si ay talada umada somaaliyeed dhalinyarta wax ugu yeeshaan

Waxaana dhawaan daaha laga qaadi doonaa xisbi hogaankiisu dhalinyar yahay iskuna wadi doona hormarinta dhalinyarta dhankasta leh ilaa ay xisbiyada qeyb ka noqdaan oo ay hogaanka sare ee dalka irid ay ka gali karaan hellaan ayagoon odiyaal u dabo fadhiisanba

Wabilaahi tawfiiq

GUDOOMIYAHA URURKA SOMAALIYEED EE MIDEEYEGudoomiye mohamed iidow ayaa kulan is xog waraysi iyo aragti is dhaafsi ah la y...
11/03/2025

GUDOOMIYAHA URURKA SOMAALIYEED EE MIDEEYE

Gudoomiye mohamed iidow ayaa kulan is xog waraysi iyo aragti is dhaafsi ah la yeezhay
wasiir dowlihii h**e ee xafiiska Ra'iisul Wasaaraha OPM Somalia Mudane Abdullahi Hamud

Kulanka labada masuul oo sacado qaatay ayaa waxaa loga hadlay

Arimaha dhalinyarta somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan arimaha kaga aadan ururka hormarinta dhalinyarta ee mideeye

Oo marwalba u taagan sidii dhalinyarta somaliyeed lagu dhisi lahaa iskuna kaashan lahaayeen

Wasiir abdullaahi xaamud
Ayaa talo ku aadan iskaashiga siyey hogaanka sare ee mideeye waxaa uuna kula dar daarmay in hawzha la sii laba jibaaro aana jirin qof lagu halaynaayo arimaha dhalinyarta marka laga reebo in ururka mideeye uu hada u istaagay hormarinta dhinacwalba ee dhalinyarta somaaliyeed

Kulanka ayaa ugu danbeyn ku soo dhamaaday is dhiiro galin dar daran iyo hawsha la wado inay tahay mid cibaado ah loona baahan yahay masuuliyad wadareed in laga dhigo

Wabilaahi tawfiiq

DIIWAANKA URURWAYNAHA DHALINYARTA SOMALIYEED EE MIDEEYE WAAD KA MID NOQON KARTAA URURKA
11/03/2025

DIIWAANKA URURWAYNAHA DHALINYARTA SOMALIYEED EE MIDEEYE

WAAD KA MID NOQON KARTAA URURKA

Please click the link to complete this form.

BISMILAAHI RAXMAN RAXIIM UJEEDO: MAGACAABISKU:Aadan sh Hassan (aadan garwayne)Og:gudoomiye xigeenka marwo abdi ahmed Og:...
09/03/2025

BISMILAAHI RAXMAN RAXIIM

UJEEDO: MAGACAABIS

KU:Aadan sh Hassan (aadan garwayne)
Og:gudoomiye xigeenka marwo abdi ahmed
Og:Gudoomiyasha golaha dhaxe
Og:dhamaan xubnaxa sare gudiyada

1-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆:Cutubka qodobkiisa 3aad farqadiisa 2aad ee dastuurka mideeye (MIDO)

2-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆:Howlaha baaxada leh ee horyaala Ururka

3-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗴𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆:Figradaha dhalanyarada ee ku aadan helitaanka shakhsi leh aqoon iyo karti hogaamineed.

4-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆:shaqada wanaagsan ee uu kasoo qabtay dhismaha ururka

5-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝘁𝗶𝘅𝗴𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝘆:Aragtida gudoomiyaasha beelaha iyo dhamaan xubnaxa kale ururka

6-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗿𝘄𝗮𝗮𝗾𝘀𝗮𝗱𝗮𝘆:Baahida loo qabo magacaabista *xoghayaha guud ee ururka

GUDOOMIYAHA WUXUU MAGACAABAY xoghaya guud uruka (MIDO)
XOGHAYA GUUD waxaa la farayaaa inuu shaqadiisa u guto si daacadnimo ah dhamaan xubnaha ururka waxaa laga codsanayaa iney la shaqeeyaan XOGHAYA GUUD ee uruka

Magacaabistaan waxay dhaqangaleysaa markuu saxiixo Gudoomiyaha guud ee uruka dhalan yarada mideeye (MIDO)
Mudane MOHAMED IDOW ABDIRAHMAN
wuuna saxiixay.

WABILAAHI TAWFIIQ

BISMILAAHI RAXMAN RAXIIM UJEEDO: MAGACAABISKU: Hassan abdullaah abdiraxmaanOg: gudoomiye xigeenka marwo abdi axmedOg:Gud...
09/03/2025

BISMILAAHI RAXMAN RAXIIM

UJEEDO: MAGACAABIS

KU: Hassan abdullaah abdiraxmaan
Og: gudoomiye xigeenka marwo abdi axmed
Og:Gudoomiyasha golaha dhaxe
Og:dhamaan xubnaxa sare gudiyada

1-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆:Cutubka qodobkiisa 3aad farqadiisa 2aad ee dastuurka mideeye (MIDO)

2-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆:Howlaha baaxada leh ee horyaala Ururka

3-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗴𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆:Figradaha dhalanyarada ee ku aadan helitaanka shakhsi leh aqoon iyo karti hogaamineed.

4-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆:shaqada wanaagsan ee uu kasoo qabtay dhismaha ururka

5-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝘁𝗶𝘅𝗴𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝘆:Aragtida gudoomiyaasha beelaha iyo dhamaan xubnaxa kale ururka

6-𝗠𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗿𝘄𝗮𝗮𝗾𝘀𝗮𝗱𝗮𝘆:Baahida loo qabo magacaabista Diiwaan haayaha guud ee mideeye

GUDOOMIYAHA WUXUU MAGACAABAY DIIWAAN HAAYAHA guud uruka (MIDO)
diiwaan haayaha waxaa la farayaaa inuu shaqadiisa u guto si daacadnimo ah dhamaan xubnaha ururka waxaa laga codsanayaa iney la shaqeeyaan DIIWAAN HAAYAHA uruka

Magacaabistaan waxay dhaqangaleysaa markuu saxiixo Gudoomiyaha guud ee uruka dhalan yarada mideeye (MIDO)
Mudane MOHAMED IDOW ABDIRAHMAN
wuuna saxiixay.

WABILAAHI TOWFIIQ

Address

Fatxi Talex
Mogadishu

Telephone

+252616225311

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mideeye youth development organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mideeye youth development organization:

Share

Category