Dhaqane travel & cargo agency

Dhaqane travel & cargo agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhaqane travel & cargo agency, Travel Agency, Xamar weyne Via roma, Mogadishu.

We extend our congratulations to the Somali National Health Insurance Agency for recognizing the need to safeguard the v...
15/08/2026

We extend our congratulations to the Somali National Health Insurance Agency for recognizing the need to safeguard the vulnerable protecting both their lives and assets and for ensuring justice and equality across both rural and urban areas.

๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ฐ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง,

Sharaf weyn ayay noo tahay inaad nagala soo qaybgashaan ๐ƒ๐จ๐จ๐ ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ku saabsan sidii loo hirgelin lahaa ๐‚๐š๐ฒ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ, iyadoo sidoo kale laga doodi doono ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐œ๐š๐ฒ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐š๐š๐๐๐š๐ง ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.

Dooddan waa ๐ฆ๐š๐๐š๐ฅ ๐ช๐š๐ซ๐š๐ง oo ay kasoo qaybgalayaan ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง๐ง๐จ, ๐ค๐ก๐ฎ๐›๐š๐ซ๐จ, ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, si loo xoojiyo fahamka, wada-tashiga iyo horumarinta nidaamka caymiska caafimaadka bulshada.

Waa madal ay si wada jir ah u qaban qaabiyeen Hayโ€™โ€™adda Caymiska Caafimaadka Bulshada iyo Jaamacadda Benadir Benadir University ; waxaa farsamada tabinta ka kaalmaynayaa Arakaan Leadership and Innovation Hub , waxaana hagaysa Ministry of Health- Somalia

Ujeedku waa in la abuuro fursad qaran oo lagu falanqeeyo muhiimadda caymiska caafimaadka iyo sidii loo heli lahaa nidaam caafimaad oo loo dhan yahay, waara, isla markaana bulshada u adeega.

Madashaan Qaran waxaa martigalin buuxda leh Jaamacadda Benaadir
๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: 22 Agoosto 2026
๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: 3:00 PM โ€“ 8:00 PM
๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: Addow Campus, Benadir University

๐Š๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š, ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐š๐š๐ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐ญ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ง๐จ๐จ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง.

Sidaa darteed, waxaan si xushmad iyo qadarin leh idiinka codsanaynaa inaad ka soo qaybgalkiinna ku xaqiijisaan buuxinta foomka saaran Lifaaqa Hoose .

https://forms.gle/WVkP1woesEbHTzjJ7

๐๐š๐๐š๐ซ๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ฑ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง.

Ciiid wanagsan
20/03/2026

Ciiid wanagsan

Ramadan  mubarak
17/02/2026

Ramadan mubarak

Mabruuuk mabruuuk mabruuuk๐Ÿ’ฏ๐Ÿฏ๐Ÿ’–
16/01/2026

Mabruuuk mabruuuk mabruuuk๐Ÿ’ฏ๐Ÿฏ๐Ÿ’–

16/01/2026

Alfa mabruuuk yaaa lenahay caruuus abukar xasan dhaqane ๐Ÿ’ฏ๐ŸŽ‡gurigina guri nagaday guurkina guur qeer alow kadhig waaa Malin qeyraad waa haben ay ku adaneed lelatul qatri qarkisa allaha idin waaa fujiyo ๐ŸŽ†

Jumco wanagsan macamishena sharafta leh
31/01/2025

Jumco wanagsan macamishena sharafta leh

10/04/2024
๐ŸŒ๐Ÿ‘๐Ÿซ‚โœˆ haqabtiraha bulshadha dalxiis iyo dulimaad raaxo leh oo waxaad ka heleysaa Dhaqane travel & cargo agency
21/02/2024

๐ŸŒ๐Ÿ‘๐Ÿซ‚โœˆ haqabtiraha bulshadha dalxiis iyo dulimaad raaxo leh oo waxaad ka heleysaa Dhaqane travel & cargo agency

You need to really surface cam to Dhaqane travel & cargo agency
21/02/2024

You need to really surface cam to Dhaqane travel & cargo agency

12/02/2024

Xaqiiqda miyaa la xawaali karaaa

Address

Xamar Weyne Via Roma
Mogadishu

Telephone

+252615998115

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaqane travel & cargo agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category