Shirkada Dalxiiska Som5tour

Shirkada Dalxiiska Som5tour Shirkada Dalxiiska Som5tour waa shirkad utaagan Dalkaaga hooyo iney ku Soo kalabarto. tell: 0612014908/5386502/8693435
mahadsanidiin

Maanta yaa laga tagin 1:30
04/04/2025

Maanta yaa laga tagin 1:30

09/02/2025

Dalxiiskii jimcaha laso dhaafay.
Adeegyada an bixino
1. Qado iyo casriyo
2. Gaari go & back
3. Sawiro tayo sare leh
4. Qoryo shid iyo madadaalo.

Tell: 0612014908/8693435
Mahadsanidiin!

08/09/2024
08/09/2024

Soo kirdhinay Qeeybta Vip oo ad ku dalxiisi doonto Gawarida kuwooda Raaxada ah

1. Qooysaska, Lamaanayasha, Dadka aan jecleen buuqa iyo isdhaxgal ka bulshada, Ardada jaamacadaha iyo school 🏫 da Ayan ugu talagalnay iyo bulshada qeybaheda kala duwan.

2. Dalxiis + qado vip go iyo back kaliya gaariga Raaxada ah wa $10
Halka gaadiidka dadweynah ay tahay $7

Sii gareeya dad bdn so ugaaro mahadsanidiin!!!

Shirkada Dalxiiska Som5tour  Dalxiiska Jimcaha Soo socdo Ee xeebta Abaayo dhaxan iyo caraguduuda da.Hada isdiwangali Tel...
03/08/2024

Shirkada Dalxiiska Som5tour

Dalxiiska Jimcaha Soo socdo Ee xeebta Abaayo dhaxan iyo caraguduuda da.
Hada isdiwangali

Tell: 0612 61 2014908 / 8693435/5386502
Mahadsanidiin!

Hada isdiiwaan gali ya laga buuxinin Tell: 0612 61 2014908 /8693435/5386502Mahadsanidiin!!
22/07/2024

Hada isdiiwaan gali ya laga buuxinin
Tell: 0612 61 2014908 /8693435/5386502
Mahadsanidiin!!

20/07/2024

Shirkada Dalxiiska Som5tour waxay utaagan tahay qancinta Macaamiisheeda.
Tell: 0612014908/8693435/5386502
Mahadsanidiin!

Address

Makkah Almukaramah
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada Dalxiiska Som5tour posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category