15/04/2025
Shirkadda Maalin Travel And General Service waxa sharaf u ah inay ka qaybgasho Madasha Cumrada iyo Ziyarada oo ka dhacday magaalada barakeysan ee Madiina maanta oo ay taariikhdu tahay 15 Abriil 2025.
Intii lagu guda jiray madasha, waxaa la saxiixay heshiis iskaashi lala galay Shirkadda
ELHAM ABU SARHAD FOR UMRAH SERVICES. Shirkadda oo u qaabilsan adeegayada xajka iyo cumrada ee dalka Saudi Arabia.
taasoo qayb ka ah istaraatiijiyaddeena ballaarinta iyo tayeynta adeegyada Maalin travel and general service.
Mahadsanidin.