27/04/2026
๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ ๐๐ ๐๐ง๐ญ-War-Farxadeed.
Waxaan macaamiisheena (๐๐ก๐๐ช๐ฌ๐ข & ๐๐ซ๐๐ฏ๐๐ฅ ๐๐ ๐๐ง๐ญ) iyo bulshada Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa in aan soo kordhinay adeegga Smart Agent, kaas oo kuu sahlaya in aad si fudud uga fiirin karto,uga qiimaysan karto,booking uga samaysan karto,ugana jaran karto tikidhada diyaaradaha iyo duulimaadyada caalamiga ah, adiga oo isticmaalaya ๐๐จ๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐๐ oo aan computer u baahan.
๐๐ซ๐๐ฏ๐๐ฅ ๐๐ ๐๐ง๐ญ kasta marka loo sameeyo ๐๐๐๐ gaar ah, wuxuu helayaa awood dheeri ah oo meesha ka saaraysa ku tiirsanaanta cidkale, wuxuuna jaran karaan tikitka xilli walba (๐๐/๐) iyagoo sidoo kale wax ka badali kara tikitka (๐๐๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ง๐ ๐/๐ง๐๐ฆ๐ ๐๐ก๐๐ง๐ ๐/๐ซ๐จ๐ฎ๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ง๐ ๐/๐๐๐ง๐๐ฅ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง/๐ซ๐๐๐ฎ๐ง๐) waqti kasta.
Haddii aad tahay Travel Agent meel kasta oo aad joogto, waxaad naga soo dalban kartaa adeeggan adiga oo nagala soo xiriiraya telfoonada hoose, si aad qayb uga noqoto isbadalka casriga ah.
Waxaa naga goโan hagaajinta iyo hor marinta adeegyada macaamiisha safarka iyo dalxiiska.
๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ +252 614933391, +252 614933392,+252 614933393
๐๐๐ข๐ซ๐จ๐๐ข +254 726327636 +254 714026786