Gabaleey Travel Agency

Gabaleey Travel Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gabaleey Travel Agency, Travel Agency, Maka Almukarama, Mogadishu.

OGEYSIIS SHAQO | FURNAANSHAHA FURSADO SHAQO OO DALKA QADAR AHGabbaley Travel Agency, oo xarunteedu tahay magaalada Muqdi...
11/07/2025

OGEYSIIS SHAQO | FURNAANSHAHA FURSADO SHAQO OO DALKA QADAR AH
Gabbaley Travel Agency, oo xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Shaqaalaha – Wabari, waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeysaa furitaanka fursado shaqo oo ka baxsan dalka, gaar ahaan Dalka Qadar.
Waxaa la raadinayaa shaqaale xirfad leh oo ka shaqeyn kara meelaha soo socda:
πŸ”Ή Xirfadlayaal Caafimaad – kalkaaliyeyaal, farmashiistayaal, iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka
πŸ”Ή Injineerro – injineerrada dhismaha, korontada, iyo kuwa farsamada
πŸ”Ή Shaqaalaha Xirfadaha Gacanta – sida farsamayaqaannada korontada, birta, alxanka, nadiifinta, cunto karinta, iwm.
Shuruudaha Guud:
In aad leedahay waayo-aragnimo iyo xirfad la xaqiijin karo
In aad tahay qof daacad ah, waajib og, kana go’an horumar
In aad diyaar u tahay inaad u safarto dalka Qadar wakhti dhow
Fiiro Gaar ah:
Qiimeynta iyo xulidda shaqaalaha waxay si gaar ah diiradda u saari doontaa xirfadaha shaqsiga iyo waaya-aragnimadiisa. Tijaabooyin iyo wareysiyo shaqo ayaa la qaban doonaa inta aan la gudbinin codsiyada.
Goobta Codsiga:
Gabbaley Travel Agency
Isgoyska Shaqaalaha – Wabari
Muqdisho, Soomaaliya

Contact us
Tell: 615999142/615000247
[email protected]
Wadada Makka Almukarama, Shaqalaha

Visada Masar – Mudo Kooban!Ma rabtaa inaad u safarto dalka Masar si degdeg ah oo fudud? Gabbaley Travel Agency ayaa ku s...
26/05/2025

Visada Masar – Mudo Kooban!
Ma rabtaa inaad u safarto dalka Masar si degdeg ah oo fudud? Gabbaley Travel Agency ayaa ku siineysa Visada Sticker muddo kooban gudaheed!
πŸ“Œ Adeeg Degdeg ah
πŸ“Œ Qiimo Macquul ah
πŸ“Œ Kalsooni & Khibrad Sare

Ogaysiis Muhiim ah. Waxaan ogeysineyna shacabka Soomaaliyeed in mashrucii shaqoshiinta dibada uu noo bilabanayo, waxa is...
01/04/2025

Ogaysiis Muhiim ah.
Waxaan ogeysineyna shacabka Soomaaliyeed in mashrucii shaqoshiinta dibada uu noo bilabanayo, waxa iska kaashan doono Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Dowlada Sacuudi Arabia iyo Gabbaley Travel Agency hadaba wixii fafahin intaa dheer nagala soo xariir Tell num hoos ku xusan ama toos noogu soo booqo xaruunta xafiska dulimadyada ee Gabbaley Travel Agency wadada Makala Almukara Isgooska Shaqalaha, Wabari.
Address:
615000247
615999142
615408471
https://g.co/kgs/PkC5vyu

Ciid Mubaarak! Umada Soomaaliyeed waxaan hambalyo iyo bogaadin guud ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidr...
29/03/2025

Ciid Mubaarak! Umada Soomaaliyeed waxaan hambalyo iyo bogaadin guud ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed. Eebbe ha inoo wada danbi-dhaafo, hana inagu gaarsiiyo ciidda xigta iyada oo aan ku suganahay hormar, barwaaqo, iyo nabad waarta. Amiin.

Ogeeysiis Muhiim ah:Shirkada Gabbaley Travel Agency waxa ay Bulshada Soomaliyeed ugu Bishareyneysa in aan dib u bilaawda...
13/03/2025

Ogeeysiis Muhiim ah:
Shirkada Gabbaley Travel Agency waxa ay Bulshada Soomaliyeed ugu Bishareyneysa in aan dib u bilaawday shaqadii aan u haysay Umada Soomaliyeed ee Xaajj-k Iyo Cumradda waxaa sharaf inoo ah in qeeb kanoqonay Agency-da lasoo xulaly in arimaha Xajj-ka kashaqeyo Sanadkan.

10/03/2025

Guddiga tartansiinta Shirkadaha Shaqo-siinta Dibadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda kadib markii ay qiimeeyeen, hubiyeen dhammaan Shirkadaha soo codsaday Adeegga Shaqo-siinta Dibadda Araajidooda, waxa ay halkan ku shaacinayaan Liiska Rasmiga ah ee Shirkadaha ku Guuleystay Adeega Shaqo-siinta Dibadda.

DHAMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Hussein Idow Ali
Xafiiska Warbaahinta iyo Teknolojiyadda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Email: [email protected]

10/03/2025

Ramadan Kariim, Malinta 9aad ee Bisha Barakeysan Alle hanaga dhigo kuwii kawada fa'ideysta.

10/03/2025

COMING SOON.

Address

Maka Almukarama
Mogadishu
SO

Telephone

0615000247

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gabaleey Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category