Jeri Travel And Logistics

Jeri Travel And Logistics International and local Travel and Supplier's

06/11/2024

# * su aal ku socoto Dhalinyaro somaliyed * #
Rucub Rayse ka oo kali ah ku baxda
Aya la idin karaba
Mahadsanidin

Wilkan yarka aya lagu haya mandheera waxa uuna shegay in laga soo xaday somalia balsa ma uusan garan gar ahan mesha laga...
24/09/2024

Wilkan yarka aya lagu haya mandheera waxa uuna shegay in laga soo xaday somalia balsa ma uusan garan gar ahan mesha laga soo xaday fadlan hadad garato nala soo xirir mahadsanid
FG: carurta iyo family ga iyo naf ahantada qof walbo adkarta iyo quran aqriska xijab ka fican ama illalo ka fican ma jirte afka yan laga qadin mahadsanidin

Salam dhaman asxbta waxan halkan idinkula wadaga Hambaliyada wll key sxbkey idna aan raba in aad ila qeybsatan qalinjabi...
24/08/2024

Salam dhaman asxbta waxan halkan idinkula wadaga Hambaliyada wll key sxbkey idna aan raba in aad ila qeybsatan qalinjabinta herka koobad ee jamacadda Abdullahi Abdihalim
FG: isaga oo difaca dalka aan cajisn ayu hadana waxbarashadana ku dulwaday waxan leyahay sxb Hambaliyada Hambaliyo Hambaliyo
My dear friends please like, share, and comment

14/08/2024

Team shuway shuway
Hala isi soo xadiriyo
🤣🤣🤑🤑🤠🤠🙊🙊

Sxbkey Muqtar Abdikadir Hashi xili aan cadi aheyn allah nawada bad badiayay amazing sxb
02/08/2024

Sxbkey Muqtar Abdikadir Hashi xili aan cadi aheyn allah nawada bad badiayay amazing sxb

Waxan soo dhaweynaynaa  saxixa tabaraha oo garaya 6sano wana nin khibradisa aad u ficantahayM.united na waa u hambaliyen...
11/07/2024

Waxan soo dhaweynaynaa saxixa tabaraha oo garaya 6sano wana nin khibradisa aad u ficantahay
M.united na waa u hambaliyena heshiska ay lagartay tabaraha Hanad Abdi Shakur Ali Abdifatah Afrika Abdullahi Abdihalim Tiger Ußdy Khadar Mohamed Yusuf Feysal Saciid Ducaale Carab Hon Ade Ali

Waxan halkan uga Hambaliyena walalkey marna sxbkey Maxamed Muqtar Gacmey iyo Dumashidey Oo meherkodii ka dhacay kuna aqa...
09/07/2024

Waxan halkan uga Hambaliyena walalkey marna sxbkey Maxamed Muqtar Gacmey iyo Dumashidey
Oo meherkodii ka dhacay kuna aqal galay magalada Galkacyo waxan leyahay gurkina gur kheyr gurigina guri nagi eebow ka yel
Asxbey aan la qeybsano hambaliyada walhi mahadsanidin

Waxa Aan Halkan Uga Hambaliyena Walal,Sxb ,Abdullahi Abdihalim oo u dalacay darajada XL.POLForce Of Somalia waxan kugu b...
05/07/2024

Waxa Aan Halkan Uga Hambaliyena Walal,Sxb ,
Abdullahi Abdihalim oo u dalacay darajada XL.POL
Force Of Somalia waxan kugu bogadina sxb in aad horay u sisocotid kana cajisin u shaqeynta dalkaga hoyo iyo dadkaga iyo diintada,waxan ku lenahay mahadsanid

Adeeg huffan qimo jaban oo ku rali galiya
03/07/2024

Adeeg huffan qimo jaban oo ku rali galiya

Macmisha sharfta leh waxan halkan idin kugu heyna adeyo fara badan ee dalan nagu soo biir mahadsanid Hambaliyo Somali Wa...
02/07/2024

Macmisha sharfta leh waxan halkan idin kugu heyna adeyo fara badan ee dalan nagu soo biir mahadsanid Hambaliyo Somali Wayneey

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
00252

Telephone

+252614275006

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeri Travel And Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jeri Travel And Logistics:

Shortcuts

Share

Category