XOG Iniesta Show

XOG Iniesta Show Soo Dhawada Gacmo Furan iyo Adeegyo Ticket oo Qiimo jaban

💙🤍💚 No Buuuq 🏆Xarardhere La geynaya Inshalllah💪
02/01/2024

💙🤍💚 No Buuuq 🏆Xarardhere La geynaya Inshalllah💪

23/10/2023

Easy Fruitcake Recipe😍

Ingredients:

2 cups mixed dried fruits (such as raisins, currants, chopped dates, candied cherries, and candied citrus peel)
1 cup chopped nuts (such as walnuts or pecans)
1 cup all-purpose flour
1/2 cup unsalted butter, softened
1/2 cup granulated sugar
2 large eggs
1 teaspoon vanilla extract
1/2 teaspoon baking powder
1/2 teaspoon ground cinnamon
1/4 teaspoon ground nutmeg
1/4 teaspoon salt

Instructions:

Preheat your oven to 325°F (165°C). Grease and flour a loaf pan or line it with parchment paper.
In a bowl, combine the dried fruits and nuts. Toss them with 2 tablespoons of flour to coat evenly. Set aside.
In a separate bowl, cream together the butter and sugar until light and fluffy.
Beat in the eggs, one at a time, until well combined. Stir in the vanilla extract.
In another bowl, whisk together the remaining flour, baking powder, cinnamon, nutmeg, and salt.
Gradually add the dry ingredient mixture to the butter mixture, mixing well after each addition.
Fold in the dried fruit and nut mixture until evenly distributed throughout the batter.
Pour the batter into the prepared loaf pan and spread it evenly.
Bake in the preheated oven for about 60-70 minutes, or until a toothpick inserted into the center comes out clean.
Remove the fruitcake from the oven and let it cool in the pan for 10 minutes. Then, transfer it to a wire rack to cool completely.
Once cooled, you can wrap the fruitcake tightly in plastic wrap or foil and store it at room temperature for several days to allow the flavors to develop.
This easy fruitcake recipe is a delicious treat that is perfect for the holiday season or any time you crave a moist and fruity cake.

12/07/2023

Soo Dhawada Gacmo Furan iyo Adeegyo Ticket oo Qiimo jaban

29/06/2023

Soo Dhawada Bilal Travel&Cargo Agency iyo adeeg Hufan Xili kasta iyo Goobkasta🙏🧡

Soo Dhawada Gacmo Furan iyo Adeegyo Ticket oo Qiimo jaban

Argentina 🇦🇷  Vs France🇫🇷
18/12/2022

Argentina 🇦🇷 Vs France🇫🇷

Yaad ku kalsoontahay Ciyaartooyda koornooyinka Kasoo tuura geesaha garoonka?  Coutinho oo awood u leh inuu Baaso ama mad...
26/11/2018

Yaad ku kalsoontahay Ciyaartooyda koornooyinka Kasoo tuura geesaha garoonka?

Coutinho oo awood u leh inuu Baaso ama madaxa saaro.

26/11/2018

Horta waa tee kooxda aad ku caajisto kubadeeda?

Comment kusoo qorto magaca kooxda, noogu yeer Qof taageera.

● FG : Postigaan waa iska fani aan ku ogaan karo kooxda caajisleyda!!

Santiago Solari iyo 20ka ciyaaryahan ee Real Madrid u xulatay kulanka Champions League ee Roma ayaa usafray Italy.  20ka...
26/11/2018

Santiago Solari iyo 20ka ciyaaryahan ee Real Madrid u xulatay kulanka Champions League ee Roma ayaa usafray Italy.

20ka

: Casilla, Courtois, Luca Zidane

: Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo, Javi Sánchez.

dhaxe: Kroos, Modric, Valverde, M. Llorente, Asensio, Isco, Ceballos.

: Benzema, Bale, Lucas Vázquez, Mariano, Vinicius Jr.

Dhinaca kale Coutinho ayaa ku laabtay liiska ciyaartoyda Barcelona ee wajahaya PSV, iyadoo Dembele lagu daray shaxdaan.

oo dhameystiran

: Ter Stegen, Pena, Jokin.

: Semedo, Pique, Lenglet, Alba, Umtiti, Chumi, Miranda.

dhaxe: Rakitic, Sergio, Denis, Coutinho, Vidal, Puig, Alena,

: Messi, Dembele, Malcom, Munir.

■ Nasiino Wacan Xulufada Spain.

  marbuu ku wanaajiyaa Walalkiis kaa dhigaa!Real Madrid, Manchester United iyo Bayern Munich ayaa ku soo laaban doona ta...
26/11/2018

marbuu ku wanaajiyaa Walalkiis kaa dhigaa!

Real Madrid, Manchester United iyo Bayern Munich ayaa ku soo laaban doona tartanka Champions League habeenka Talaadada ka dib qaab ciyaareed xun oo ay Toddobaadkaan ka sameeyeen horyaaladooda.

Kooxaha ugu guulaha Badan La Liga, Premier League iyo Bundusliga ayaa kujira xaalad murug badan, iyagoo aan kamid aheyn afarta koox ee ugu sareeya horyaaladooda.

Haddaba warbixin u gaar ah Saddexdaan koox iyo sida ay ugu soo gudbi karaan Wareega Group-yada UCL ku dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Insh allah.

Fikirkaaga ka dhiibo Maxay kuula muuqataa Rajada kooxahaan ee UCL?

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay u isticmaasho Luis Suarez heshiis ay kula soo saxiixaneyso xi...
26/11/2018

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay u isticmaasho Luis Suarez heshiis ay kula soo saxiixaneyso xiddiga Liverpool Mohamed Salah.

Sida laga soo xigtay Don Balon, kooxda Jurgen Klopp ay dooneyso Suarez inay dib ugu celiso Anfield, iyadoo Blaugrana ay diyaar u tahay inay u isticmaasho Suarez heshiiska Nou Camp lagu geynayo Salah.

Faa,iida qaba Liverpool Ama Barcelona?

Tottenham ayaa jabisay rikoorkii guul darro la'aanta ahaa ee tababare Maurizio Sarri iyo Chelsea kadib markii ay 3-1 kag...
24/11/2018

Tottenham ayaa jabisay rikoorkii guul darro la'aanta ahaa ee tababare Maurizio Sarri iyo Chelsea kadib markii ay 3-1 kaga badiyeen Wembley.

Dele Alli ayaa dhaliyay goolkiisii lixaad ee kulankan London Derby ee uu wajaho Chelsea.

Harry Kane ayaa 2-0 ka dhigay ciyaarta daqiiqadii 16aad ee qeybta h**e.

Son Heung-min ayaa kubad uu la dhaafay daafaca Chelsea, wuxuu ku gaaray goolkiisii 50aad ee Tottenham daqiiqadii 54aad.

Xiddiga Olivier Giroud ayaa dhaliyey goolka qura ee Chelsea kadib caawin uu ka helay Cesar Azpilicueta.

Weeraryahanka France oo bedel kusoo galay ciyaarta ayaa noqday ciyaaryahanka labaad ee goolasha ugu badan ka dhaliyay EPL isagoo bedel ku yimaada kadib Defoe.

Guul darradaan ayaa ka riday Chelsea kaalinta afaraad ee Premier League, iyadoo toddobo dhibcood ka dambeeya kooxda hogaanka heysa ee Manchester City.

ka dhiibo Natiijada Derby?

Address

Mogadishu

Telephone

+252616081742

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XOG Iniesta Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category