Fariid Express

Fariid Express We offer logistics services to all regions in Somalia. Having delivered thousands of kg in parcels across East Africa, We lead the leaders.

Fariid Express is a leading end-to-end logistics solutions provider with a focus on speed, safe and reliable nation-wide cargo, special documents, and parcel delivery services to the e-commerce and B2B industry.

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ 1-๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐˜†๐—ผ 1960
30/06/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ 1-๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐˜†๐—ผ 1960

๐Œ๐š ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐š๐› ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐?Haddii aad rabto in alaabtaadu gaarto Hargeysa, Berbera, Burco, ...
27/06/2026

๐Œ๐š ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐š๐› ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐?

Haddii aad rabto in alaabtaadu gaarto Hargeysa, Berbera, Burco, Boorama, Gabiley, Wajaale ama Ceerigaabo, Fariid Express ayaa ku gaarsiinaysa si ๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต, ๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด ๐—ฎ๐—ต, ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐—ป.

Wixii faahfaahin naga soo wac
๐™’๐™๐™–๐™ฉ๐™จ๐˜ผ๐™ฅ๐™ฅ: 613992399 | 611696984 | 611696985

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž Fariid Express waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda maanta soo dhammaystay Imtixaank...
25/06/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž

Fariid Express waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda maanta soo dhammaystay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare.

Waxaan idiin rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan, guul iyo mustaqbal ifaya.

Ma haysaa alaab u socota Garowe, Boosaaso, Laascaanood, Qardho, Burtinle, Galdogob ama Buuhoodle?Fariid Express waxay ku...
23/06/2026

Ma haysaa alaab u socota Garowe, Boosaaso, Laascaanood, Qardho, Burtinle, Galdogob ama Buuhoodle?
Fariid Express waxay kuugu gudbinaysaa alaabtaada si ammaan ah, degdeg ah, oo sugan.

Wixii faahfaahin naga soo wac
๐™’๐™๐™–๐™ฉ๐™จ๐˜ผ๐™ฅ๐™ฅ: 613992399 | 611696984 | 611696985

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ขMunaasabadda curashada sannadka cusub ee Hijriga awgeed, Fariid Express waxay dhammaan macaamiisheeda...
16/06/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข

Munaasabadda curashada sannadka cusub ee Hijriga awgeed, Fariid Express waxay dhammaan macaamiisheeda iyo guud ahaan ummadda Islaamka u rajaynaysaa sannad ay ku dheehan yihiin barako, nabad iyo guulo.

Macmiil, maxaa kuu diidaya inaad maanta ka dalbato (Dubai ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช) alaabtaada? Shirkadda Fariid Express waxay kuu fududeynays...
11/06/2026

Macmiil, maxaa kuu diidaya inaad maanta ka dalbato (Dubai ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช) alaabtaada?

Shirkadda Fariid Express waxay kuu fududeynaysaa inaad ka dukaamaysato Suuqyada caalamiga ah sida Amazon, SHEIN, TEMU, iHerb, AliExpress & Noon.

Nagu dooro ๐˜ผ๐™ข๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ๐™ค, ๐˜ฟ๐™–๐™œ๐™™๐™–๐™œ๐™จ๐™ž๐™ž๐™ข๐™ค & ๐™Ž๐™ช๐™œ๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ.

Wixii faahfaahin naga soo wac
๐™’๐™๐™–๐™ฉ๐™จ๐˜ผ๐™ฅ๐™ฅ: 613992399 | 611696985















๐–๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ ๐†๐š๐ซ๐š๐› ๐“๐š๐š๐ ๐š๐ง๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ, Omar Abdulkadir Artan Fariid Express   ahaan, waxaannu kuugu hambalyaynaynaa adkaysigaaga iyo...
10/06/2026

๐–๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ ๐†๐š๐ซ๐š๐› ๐“๐š๐š๐ ๐š๐ง๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ, Omar Abdulkadir Artan

Fariid Express ahaan, waxaannu kuugu hambalyaynaynaa adkaysigaaga iyo heerka aad gaadhay. Waxaannu ku kalsoonnahay in guulahaaga ugu waaweyn ay weli kaa horreeyaan.

MahadsanidiinKalsoonidiinna ayaa naga caawisay inaan gaarno 300+ Customer Reviews iyo qiimeyn dhan 4.8.Faallo kasta, tal...
02/06/2026

Mahadsanidiin

Kalsoonidiinna ayaa naga caawisay inaan gaarno 300+ Customer Reviews iyo qiimeyn dhan 4.8.

Faallo kasta, talo kasta iyo qiimeyn kasta oo aad na siisaan waxay naga dhigtaa inaan sii horumarino adeeggeenna.
Adiguna sidee uga falcelisay adeeggeenna?

Macamiil heegan baan kuu nahay, fasaxii ciida waa laga soo noqday.Nagu dooro ๐˜ผ๐™ข๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ๐™ค, ๐˜ฟ๐™–๐™œ๐™™๐™–๐™œ๐™จ๐™ž๐™ž๐™ข๐™ค & ๐™Ž๐™ช๐™œ๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ.Wixii faahfa...
30/05/2026

Macamiil heegan baan kuu nahay, fasaxii ciida waa laga soo noqday.

Nagu dooro ๐˜ผ๐™ข๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ๐™ค, ๐˜ฟ๐™–๐™œ๐™™๐™–๐™œ๐™จ๐™ž๐™ž๐™ข๐™ค & ๐™Ž๐™ช๐™œ๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ.

Wixii faahfaahin naga soo wac
๐™’๐™๐™–๐™ฉ๐™จ๐˜ผ๐™ฅ๐™ฅ: 613992399 | 611696985

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐คFariid Express waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Ad...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค

Fariid Express waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa, waxaana leenahay, ku ciida farxad, caafimaad iyo barwaaqo. Waxaan mar walba ku faraxsan nahay inaan qayb ka noqono adeegga iyo isku xirka bulshada meel kasta oo ay joogaan.





Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252613992399

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fariid Express posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fariid Express:

Share